wararka

Author Archives: admin

Daawo Tartan Qur’aan Aqris Gobolka Hiiraan.

Daawadayaal waxaan halkan idinku soo gudbineynaa barnaamij muuqaal ah oo aanu ka diyaarinay tartan Qur’aan aqris ah oo ka dhcay wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan. Tartanka ayaa waxaa ka qeyb galay arday da’ yar ah oo ka kala timid degmooyinka iyo degaanada gobolka, iyagoo soo bandhigay aqoon heer wanaagsan oo dhanka Qur’aanka ah. Wilaayaadka islaamiga ah ayaa waxaa si dardar ... Read More »

Daawo Hey’adda Al-Ixsaan Oo Raashin Ka Qeybisay Mudug.

Daawo Hey’adda Al-Ixsaan Oo Raashin Ka Qeybisay Mudug. Jamciyadda Kheyriga ah ee Al-ixsaan oo gurmad lixaad leh ka wada wilaayaadka islaamiga ah, ayaa raashin ka qeybisay degmada Xarardheere iyo tuulada Dumaaye oo ka wada tirsan gobolka Mudug. Sida laga dheehan karayo muuqaalka, waxaa raashinka loo qeybiyay dad boqolaal ah oo ay saameyn ku yeesheen abaaraha, kuwaasoo ay kamid yihiin waayeello. Read More »

Xillibaan katirsan Baarlamaanka Puntland oo dhaawac soo gaaray u Geeriyooday.

Ilo lagu kalsoonyahay oo ay heleyso Idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa xaqiijinaya inuu geeriyooday Xillibaan Cabdil Qaadir Faatax Bootaan oo u geeriyooday dhaawac dhawaan kasoo gaaray qarax lagula beegsaday magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Xillibaan Bootaan ayaa wax looga qaban waayay gudaha dalka, waxaana la dhigay Isbitaal ku yaala magaaalada Nairoobi ee caasimadda dalka Kenya, halkaas oo mudooyinkii ugu ... Read More »

Daawo: Qaybta Sedexaad ee Hay’adda Al-Ixsaan iyo Daryeelka Bulshada.

Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa baahisay qeybta Sedexaad muuqaallo ay kasoo duubtay waxqabka hay’adda kheyriga Al-Ixsaan ay kawado wilaayaadka Islaamiga ah ee Soomaaliya. Qeybtan Sedexaad ee Filimka waxaa lagu soo bandhigay howlo gargaar ah oo hay’adu ka fulisay wilaayada Islaamiga ah ee Bay iyo Bakool gaar ahaan deegaanada Buur-dhuxulle iyo Labaatan Jirow. Gargaarka hay’adda ay ka qeybisay deeganadaas wuxuu ... Read More »

Dhuuxa oo caawa lagu soo qaatay qodobo muhiim ah.(Maqal+Sawiro)

Barnaamijka dhuuxa wareysiyada oo habeen kasta ka baxa idaacadda alfurqaan waxaa caawa lagu soo qaatay wareysi waaliga shabeelaha dhexe sheekh Kabo kutakade ay la yeelatay idaacadda Alfurqaan isagoo ka hadlay saraakiil ay ku dileen magaalada Jowhar. dhuuxa waxaa caawa intiisa badan  lagu soo qaatay qudbadaha laga jeediyay munaasabad lagu soo xirayay jaamacada ibnu Taymiyah oo ay ka aflaxeen arday muddo sadax sano ... Read More »