wararka

Author Archives: admin

Dhageyso Qeybta 1/aad Barnaamijka Dulmanayaashii Dib Uxuroobay.(Sawiro)

Idaacadda islaamiga ah ALfurqaan waxaa caawa ka baxay barnaamijyo taxana ah oo loogu magac daray Dulmanayaashii Dib uxuroobay. Wariyaheena Cabdullaahi Soomaali oo socdaal shaqo ku maray Gobalka shabeelaha Hoose ayaa booqday degmooyin iyo deegaano katirsan shabeelaha Hoose. Waxa uu warbixinadaan ku eegayaa ammaanka.Horumarka beeraha. waxbarashada,Ganacsiga iyo Arimo kale. Waxaa Barnaamijka lagu wareysanayaa dadweynaha ku dhaqan Gobalka kuwaasi oo ka sheekeynaya ... Read More »

Xukuumadda Rawaafida Ciraaq oo ka mamnuucdey Shacabka Sunniyiinta iney soo galaan magaalada Baqdaad.

Dadka Muslimiinta ah ee ku dhaqan wadanka Ciraaq waxay la kulmayaan tacadiga iyo dhibaatooyinka daran ee kaga imaanaya dhanka Xukuumadda Raafidada Ciraaq iyo shacabkeeda shiicada ah, waxaana tan iyo markii Rawaafida talada dalkaas ay Mareykanku ku wareejiyeen ay Muslimiintu ahaayeen kuwa ku nool dhibaatooyin kala duwan. Inkastoo haatan dhul ballaaran oo kamid ah dalka Ciraaq lagu maamulo Shareecada Islaamka oo ... Read More »

Mid kamid ah Saraakiisha Xukuumadda Iiraan oo ku jees jeesay Saxaabiga Xasan bin Cali Radiyallhu Canhum.

Iyadoo Rawaafidu ay caan ku yihiin Aflagaadada iyo taxqiiriinta Saxaabada Rasuulka Scw iyagoo isku muujinaya iney jecel yihiin Aalu-Baytka, ayaa hada waxaa muuqata in Shiicadau si toos ah u muujisanayaan cadaawada dhabta ah ee ay u qabaan Ahalka Rasuulka Scw. Madaxa ciidamada gurmadka Iiraan ee magacooda loo soo gaabiyo “Baasiij” Muxamed Ridaa ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay waxa uu ... Read More »

Saraakiil katirsan Ruushka iyo Iiraan oo lagu dilay dalka Suuriya.

Dowladaha Ruushka iyo Iiraan oo si aan qarsoodi lahayn uga dagaallama dalka Suuriya, iyagoo difaacaya jiritaanka Nidaamka Bashaar Al-Asad ayaa wajahaya Khasaare xoogan oo soo gaaraya Ciidamadooda kolk ay ka qayb qaadanayaan howlgallada Militeri. Todobaad kasta Warbaahintu waxay soo gudbisaa warar sheegaya in tiro Askar ah oo katirsan Ruushka iyo Iiraan dhinteen, inkastoo Xukuumadahaas aysan si toos ah u sheegin, ... Read More »

Mujaahidiinta Al-Qaacida ee Jaziiradda Carabta oo la wareegay magaalo Istiraatiiji ah oo dhacda dalka Yaman.

Mujaahidiinta Alqaacida ee wadamada Jaziiradda Carabta ayaa wada is fidin ballaaran, taas oo ay ku doonayaan iney kula wareegaan dhulka ballaaran ee Yaman si loogu maamulo Shareecada Islaamka. Wixii ka dambeeyey markii Xuuthiyiintu la wareegeen inta badan dalka Yaman, waxay Mujaahidiintu oo kaashanaya Qabaa’ilka Suniyiinta ah bilaabeen weeraro culus oo ka dhan Xuuthiyiinta, waxaana Natiijada ay noqotay in la waxyeeleeyo ... Read More »