wararka

Author Archives: admin

Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeellaha hoose oo si wanaagsan looga ciiday. ( Sawirro)

Deegaanka Kuunya-Barrow oo kamid ah deegaannada hoos yimaada magaalada Baraawe ee Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeellaha hoose ayaa kamid ah meelaha sida wanaagsan looga ciiday maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa. Boqollaal katirsan dadka Muslimiinta ah ee degan Kuunya-Barrow iyo Mas’uuliyiin katirsan maamulka deegaanka, Culimada diinta Islaamka ayaa ku tugtay Salaadda fagaare weyn oo loo cayimay.   Hoos ka daawo Sawirrada ... Read More »

Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada.

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Dhagayso Dhuuxa wareysiyada 02 08 2016 Read More »

Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada.

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Dhagayso Dhuuxa wareysiyada 01 08 2016 Read More »

Dood dhex martay xildhibaan iyo aqoon yahan.

Dowladda xasan sheekh madaxda ka yahay waqtigeeda ayaa sii dhamaanaya iyadoo xasan markuu kursiga ku fariisanayay sheegay in uu waxweyn qabo doono. Ma jiraan wax muuqda oo xasan iyo kooxdiisu qabteen mudadii ay xilalka hayeen iminkana xasan wuxuu mar kale murashax u yahay madaxweynanimada. Waxaa suura gal ah in uu fursad kale helo iyo in uu waayo intaba. Hadaba dood ... Read More »

Alshabaaba oo ka hadashay weerarkii muqdisho iyo kuwo kale.

Iyadoo shalay qaraxyo waaweyn ay ka dhaceen magaalada muqdisho ayaa waxaa arintaas ka hadashay xarakada mujaahidiinta alshabaab. Afhayeenka dhanka ciidamada ee xarakada mujaahidiinta alshabaab sheekh cabdi casiis abuu muscab oo ay wareysatay Idaacadda ku hadasha afka xarakada ayaa sheegaya in 12 ka tirsan baliiska dowladda federaalka ah ay ku dileen qaraxyadaas . Abuu muscab waxa kale waxa uu ka hadlay ... Read More »