wararka

Author Archives: admin

Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada.

Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada waxaa lagu soo gudbiyay dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibadda. Waxaa sidoo kale lagu soo gudbiyay Muxaadaro ciwaankeedu yahay xukunka ka qayb galka Doorashooyinka oo uu jeedinayo Sheekh Cumar Xayaakallaah. Halkan ka dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 24 07 2016 Read More »

Muxaadaro: Dimuqraadiyadda iyo Cilmaaniayda waxa jeedinaya Sheekh Jaamac Cabdi-Salaam.

Wilaayada ISlaamiga ah ee Shabeellaha hoose waxaa ka socoda Nadwo cilmi ah oo ay qabanayaan qaar katirsan Culimada Wilaayaadka Islaamiga ah, waxaana idin soo gudbin doonnaa Inshaa’Allah dhamaan MUxaadaraadka laga jeediyo Nadwadaas.   Mowduuca ugu horeeya waxaa jeediyay  Sheekh Jaamac Cabdi-Salaam, waxaana ciwaankeedu ahaa DImuqraadiyadda iyo Cilmaaniaydda. Halkan ka dhagayso Muxaadarada Dimuqraadiyadda iyo Cilmaaniyadda.         Read More »

Diyaarad dagaal oo lagu soo riday dalka Liibiya.

Wararka ka imaanaya dalka Liibiya ayaa sheegaya in diyaarad dagaal oo ay leeyihiin maleeshiyaadka Khaliifa Xaftar lagu soo riday deegaan lagu magacaabo Al-Maqruun oo u dhow magaalada Ajdaabiya ee dalkaas. Diyaaradda lasoo riday ayaa waxaa saarnaa Afar ruux oo duuliyaasheeda ahaa, waxaana guud ahaan dhintay 4 Askari, iyadoona burburka Diyaaradda lagu soo bandhigay baraha Internetka. Guutooyinka difaaca magaalada Banqaazi ayaa ... Read More »

Banaan baxyo waweyn oo wali ka socoda dalka Turkiga.

Dadka Turkida ah ayaa wali dhigaya banaan baxyo xoogan kuwaas oo ay ku muujinayaan sida ay u taageersanyihiin Xukuumadda uu hogaamiyo Rajab Dhayib Ordogan oo ka badbaaday isku day lagu doonayay in guud ahanba lagu rido islamarkaana lagu dilo Ordogan. Banaan baxyda oo ah kuwa aad u ballaaran ayaa ka dhacaya magaalooyinka Ankara, Istanbuul iyo kuwa kale, waxaana dadka dhigayay ... Read More »

Ciidamada Yahuudda oo dilay Ruux Filastiini ah.

Ciidamada maamulka Yahuudda ayaa dilay ruux Filastiini muslim ah kaas oo ku sugnaa magaalada Daanta-galbeed oo kamid ah dhulalka Muslimiinta ee xooga ay ku heystaan Yahuudda. War kasoo baxay maamulka Yahuudda ayaa lagu sheegay in ruuxa Filastiiniga ah uu isku dayay inuu dilo Askar katirsan ciidankooda, kadibna mid kamid ah ciidanka ayaa rasaas ku furay ninka Shcaabka ah taas oo ... Read More »

Dhagayso Warbixin: Al-Qaacida oo Ku Hanjbtay Weeraro Ka Dhan Ah Dowladda Maraykanka.

Mu’assasada As-Saxaab garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta Al-Qaacida ayaa baahisay kalimad maqal ah oo uu jeedinayo Mujaahidka Xamza bin Usaama bin Laadin. Kalimadda oo ah mid muhiim ah waxa uu Xamza kaga hadlay arimo kala gedisan, isagoona hanjbaad culus u jeediyay shacabka iyo dowladda Maraykanka. Hoos ka dhagayso Warbixin aan ka diyaarinay Kalimadda oo ciwaan looga dhigay “ Dhamaanteena waxaan nahay ... Read More »

Dhageyso Qeybtii Ugu Dambeysay Barnaamijka Qisatul Andalus (Q-24-aad)

War baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa soo gabagabeysay barnaamijkii taxanaha ahaa ee Qisatul Andalus oo soo bilowday horraantii bishii Ramadaan, iyadoo uu barnaamijku si qoto dheer u sawiray furashadii ay Muslimiintu furteen Andalus illaa dhicitaankeedii. Ujeedada aanu xilligan isugu hawlnay ka hadalka taariikhda Andlalus ayaa waxay ahayd inaan ummada dib ugu bidhaamino taariikhdeedii iyo awoodeedii, waxa kale oo ay ... Read More »

Dhageyso Diiradda Jimcaha

Barnaamijka Diiradda Jumcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa waxaa lagu soo qaatay mowduuc muhiim ah. Ka qeyb galayaasha. Sh/Cali Xaaji  Sh/Xassan Takar Aq/ C/qaadir Cali  Aq/Ibraahiim Maxamad Halkan Ka Dhageys Diiradda Jimcaha 08 07 2016 Read More »

Sh/hoose oo Si Wanaagsan Looga Ciiday (Sawirro+Dhageysi)

Degmooyinka iyo degaanakada wilaayada islaamiga ah ee Sh/hoose ayaa maanta si wanaagsan looga ciiday marka laga reebo meelaha ay joogaan ciidamada shisheeye iyo kuwa dowladda. Bulshada ku hoos nool maamulka islaamiga ah ayaa ku ciideystay amni iyo nabad galyo, iyagoo sidoo kale oogay shacaa’irta kuna dukaday fagaarayaal waaweyn. Fagaare walba ayaa waxaa bulshada loogu soo bandhigay khudbooyin muhiim ah, waaqicana ... Read More »

Dhagayso Barnaamijka Qisatul Andalus Qeybta 23-aad.

Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay dhageystayaasheeda iyo aqristayaasheeda usoo gudbineysaa barnaamij loogu magac daray (Qisatul Andalus), kaasoo aad uga bogan doontaan taariikhda dhulka Muslimiinta ee Andalus, laga billaabo furashadiisii illaa dayacaadiisii. Kadib 800 oo sano (sideed boqol oo sano) oo ay Muslimiintu ka talinayeen Andalus, ayaa waxaa la wareegay reer galbeedka iyagoo ula baxay spain iyoportugal. Barnaamijkan oo silsilad ... Read More »