wararka

Author Archives: admin

Dhagayso Barnaamijka Qisatul Andalus Qeybta 21-aad.

Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay dhageystayaasheeda iyo aqristayaasheeda usoo gudbineysaa barnaamij loogu magac daray (Qisatul Andalus), kaasoo aad uga bogan doontaan taariikhda dhulka Muslimiinta ee Andalus, laga billaabo furashadiisii illaa dayacaadiisii. Kadib 800 oo sano (sideed boqol oo sano) oo ay Muslimiintu ka talinayeen Andalus, ayaa waxaa la wareegay reer galbeedka iyagoo ula baxay spain iyoportugal. Barnaamijkan oo silsilad ... Read More »

Amiirka Imaarada Islaamiga ah ee Dhaalibaan oo fariin muhiim ah soo diray.(Akhriso)

  Goor dhow oo maanta ah ayaa barta Internetka waxaa lagu baahiyay bayaan qoraal ah oo uu soo saaray amiirka cusub ee Imaarada Islaamiga ah ee Dhaalibaan Mowlawi Hibatullah, kaas oo ku socoda guud ahaan Muslimiinta, Mujaahidiinta, Muhaajiriinta iyo si gaar ah shacabka dulmi diidka ah ee reer Afqaanistaan. Bayaanka oo ku qornaa Luuqadaha Urdu iyo Carabiga ayaa waxa uu ... Read More »

Dhagayso Barnaamijka Qisatul Andalus Qeybta 20-aad.

Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay dhageystayaasheeda iyo aqristayaasheeda usoo gudbineysaa barnaamij loogu magac daray (Qisatul Andalus), kaasoo aad uga bogan doontaan taariikhda dhulka Muslimiinta ee Andalus, laga billaabo furashadiisii illaa dayacaadiisii. Kadib 800 oo sano (sideed boqol oo sano) oo ay Muslimiintu ka talinayeen Andalus, ayaa waxaa la wareegay reer galbeedka iyagoo ula baxay spain iyoportugal. Barnaamijkan oo silsilad ... Read More »

Dhagayso Barnaamijka Qisatul Andalus Qeybta 16-aad.

Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay dhageystayaasheeda iyo aqristayaasheeda usoo gudbineysaa barnaamij loogu magac daray (Qisatul Andalus), kaasoo aad uga bogan doontaan taariikhda dhulka Muslimiinta ee Andalus, laga billaabo furashadiisii illaa dayacaadiisii. Kadib 800 oo sano (sideed boqol oo sano) oo ay Muslimiintu ka talinayeen Andalus, ayaa waxaa la wareegay reer galbeedka iyagoo ula baxay spain iyoportugal. Barnaamijkan oo silsilad ... Read More »

Wax kabaro dagaalladii waaweynaa ee Muslimiintu la galeen Gaalada.(16)

Furashadii Bosno iyo Hirsik… waxaan maanta ka hadli doonaa Inshaa Allah sidii Muslimiintu ku furteen dhulka haatan loo yaqaano Bosnia iyo Hirsik islamarkaana uga dhigeen dhul hoos yimaada khilaafadii Islaamiga ahayd ee Cuthmaaniyiinta. Xilligaas dowladda Cuthmaaniyiinta waxay ku jirtay waqtiyadii ay uga awooda badneyd, waxaana duullaano joogta ah ay ku qaadi jirtay qaaradda Yurub qaybo kamid ah, haba ugu badnaatee ... Read More »

Dhagayso Barnaamijka Qisatul Andalus Qeybta 15-aad.

Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay dhageystayaasheeda iyo aqristayaasheeda usoo gudbineysaa barnaamij loogu magac daray (Qisatul Andalus), kaasoo aad uga bogan doontaan taariikhda dhulka Muslimiinta ee Andalus, laga billaabo furashadiisii illaa dayacaadiisii. Kadib 800 oo sano (sideed boqol oo sano) oo ay Muslimiintu ka talinayeen Andalus, ayaa waxaa la wareegay reer galbeedka iyagoo ula baxay spain iyoportugal. Barnaamijkan oo silsilad ... Read More »

Wax kabaro dagaalladii waaweynaa ee Muslimiintu la galeen Gaalada.(15)

Furashada Bilaaadu-Sindi ama Hindiya… Marka laga hadlo dhanka Juqraafiyada waxaa Jaziirad u ekaha Hindi loo kala qaybin jiray labo qaybood oo kala ah “ Bilaadu-Sindi wal Bunjaab” iyo Bilaadul Hindi”. Bilaadu Sindi ayaa waxaa lagu magacaabaa wadamada dhaca hareeraha wabiga Indus, kaas oo waa hore lagu magacaabi jiray Wabiga Mahraan islamarkaana kasoo burqada buuraha Kashmiir. Magaalooyinka Sindi waxaa kamid ah ... Read More »

Lix saacadood kadib ka bixitaankii Britin ee Midowga Yurub, Ingiriiska oo khasaaray wax kabadan wixii 15 sano ku bixinayay Midowga Yurub.

Dalka Ingiriiska oo dhawaan lagu qabtay Afti guud oo ku aadan in Ingiriisku kasii mid ahaanayo Midowga Yurub iyo inuu ka baxyo ayaa waxaa inta badan dadka Ingiriisku u cudeeyeen iney ka baxaan Midowga Yurub, waxaana taas saameyn xun oo dhan waliba leh ku keentay dowladda Ingiriiska oo ka kooban Boqortooyooyin midoobay, haba ugu darnaate dhanka Dhaqaalaha. Suuqa Sarrifka lacagta ... Read More »

Wax kabaro dagaalladii waaweynaa ee Muslimiintu la galeen Gaalada.(13)

Furashadii Al-Qaram ama Crimea.. Jaziirad u ekaha Al-Qaram ama sida dadka qaarkii u yaqaanaan Crimea waxaa dhanka Koonfur ka xiga dalka Ukarine, halka Galbeedkuna uu ka xigo badda Madow, waxaana sidoo kale ay deris la tahay dalka Ruushka, waxaana waagii hore loo yaqaanay magaca ah “Masjidka cad”, inta aysan toos ula wareegin dowladda Shuuciga ah ee Ruushka. Jaziiradan oo marka ... Read More »

Waaliga Sh/hoose Sh/Abu Usaama oo Bulshada Gobolka Ku Dhiira Galiyay Barashada Qur’aanka Kariimka. (Dhageyso)

Waaliga wilaayada islaamiga ah ee Sh/hoose Sh/Abuu Usaama ayaa ka qeyb galay munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu maamuusayay tatan Qur’aanka kariimka ah oo dhex marayay degmooyinka gobolka. Sheekha ayaa ka hadlay waajib ahaanshiyaha ku dhaqanka kitaabka Qur’aanka iyo halista laga dhaxlayo ka jeesashadiisa, wuxuuna dhammaan ka qeyb galayaasha xafladda iyo guud ahaan bulshada gobolka ugu baaqay ... Read More »