wararka

Author Archives: Axmad

Kudhowaad 10 Ruux oo katirsan Difaaca Madaniga oo lagu dilay Suuriya.

Diyaarad ay leedahay dowladda Ruushka ayaa duqeysay xarun ay leeyihiin kooxaha difaaca madaniga ah oo ku taalla bartamaha dalka Suuriya, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Diyaaradda ayaa si toos ah u beegsatay xarun ay leeyihiin kooxaha difaaca taas oo ku taalla magaalada KufrZeytaa ee gobolka Xammaah bartamaha dalka Suuriya. Ugu yaraan 8 Ruux ayaa ku dhintay ... Read More »

Guuto Cusub oo sheegatay mas’uuliyadda weerar ka dhacay dalka Ruushka.

Bayaan ku qoran luuqadda carabiga oo saqdii dhexe ee xalay lagu faafiyay baraha Internetka gaara ahaan kuwa Jihaadiyiintu isticmaalaan ayaa lagu sheegtay mas’uuliyadda weerar horaantii bishan ka dhacay dalka Ruushka, kaas oo dhimasho iyo dhaawacba sababay. Bayaanka oo ahaa mid kooban, islamarkaana ay ku saxiixneyd Jamaaco la magac baxday Imaam Shaamil, kana ag dhow Al-Qaacida sida laga dareemi karo bayaankeeda ... Read More »

Dhagayso: Tarjmada Afsoomaaliga ee kalimadda uu jeedinayo Sheekh Ayman ee ciwaanka looga dhigay ” Shaam uma Rukuuceyso Alle mooye”.

Mu’assasada As-saxaab garabka warbaahineed ee Alqaacida ayaa baahisay kalimad maqal ah oo uu jeedinayo hogaamiyaha guud ee Alqaacida Sheykh Ayman Al-Dawaahiri. Kalimadda oo soconeysa qadar lix daqiiqo ah, wuxuu Sheekhu talooyin iyo Towjiihaad ugu diray Jamaacaadka ka dagaalama dalka Suuriya. Hadaba Idaacadda Islaamiga ee Al-Furqaan waxay idin soo gudbineysaa Tarjmada oo dhameystiran ee luuqadda Afsoomaaliga. Halkan ka dhagayso Tarjamada Afsoomaaliga ... Read More »

Imaarada Islaamiga oo war kasoo saartay Weerar ay ku qaaday xarun ciidan oo ku taalla dalka Afqaanistaan.

Ciidamo katirsan Istish-haadiyiinta Imaarada Islaamiga ee Afqaanistaan ayaa waaberigii maanta oo Sabti ah waxay weerar ku qaadeen saldhig weyn oo ku yaala wuqooyiga dalkaas, halkaas oo ay degnaayeen guuto katirsan ciidamada Xukuumadda Kaabul. Weerarka oo ahaa mid si wanaagsan loo soo qorsheeyay ayaa waxaa fuliyay ugu yaraan Toban Mujaahid oo katirsan ciidamada Imaarada Islaamiga ah, kuwaas oo qaarkood xerada xoog ... Read More »

Dagaal adag oo ka soconaya Xero ciidan oo ku taalla dalka Afqaanistaan.

Ciidamo Inqimaasiyiin ah oo katirsan Imaarada Islaamiga ee Daalibaan ayaa gudaha u galay xero ciidan oo ay ku suganyihiin kumanaan Askari oo katirsan malleeshiyaadka xukuumadda Kaabul. Xerada ciidan ee Mujaahidiintu weerareen waxay ku taallaa gobolka Balakh ee dalka Afqaanistaan, waxaana socoda dagaal faraha looga gubtey oo dhexmaraya ciidamada xerada ku sugnaa iyo kuwa Imaarada. War horudhac ah oo bartiisa Twitterka ... Read More »