wararka

Author Archives: Axmad

Banaanbaxyo ka dhan ah Ra’iisul wasaaraha Yahuudda oo ka dhcay magaalada Talla’biib.

Wararka ka imaanaya magaala madaxda maamulka Yahuudda Talla’biib ayaa sheegaya in gelinkii dambe ee shalay banaanbaxyo waaweyn ay ka dhaceen magaalada, kuwaas oo looga soo horjeedo Ra’iisul wasaaraha maamulkaas Bin Yamin Natanyahu. Bin Yamin Natanyahu ayaa waxaa ku socoda baaritaanno ay Booliisku ku sameynayaan kadib markii lagu eedayay Musuq maasuq iyo wax isdaba marin. Natanyahu ayaa lagu eedayay in uu ... Read More »

Dowladda Maraykanka oo cunaqabateyntii dhaqaale ka qaaday dalka Suudaan.

Dalka Suudaan ee muslimka ah waxaa labaatan sano oo xiriir ah saarnaa cunaqabateyn dhanka dhaqaala ah oo ay kusoo rogtay dowladda Maraykanka oo kamid ah dowladaha ugu dulmiga badan caalamka. Cunaqabteyntaas lagu soo rogay waxaa ugu wacanaa in dalka Suudaan uu marti geliyay Sheekh Usaama bin laadin hogaamiyihii hore ee Alqaacida iyo saraakiil sar sare oo katirsan Mujaahidiinta, waxaana arinkaas ... Read More »

Imaarada Islaamiga ah oo howlgallo waaweyn ka fulisay dalka Afqaanistaan.

Istish-haadiyiin katirsan Imaarada Islaamiga ah ee Afqaanistaan ayaa maalintii shalay weeraro waaweyn ka fuliyay magaalada Kaabul ee caasimadda wadankaas, kuwaas oo lagu qaaday ciidamo iyo Saraakiil katirsan sirdoonka xukuumadda taagta daran ee Kaabul. Weerarada ka dhacay magaalada Kaabul oo ahaa labo Camaliyadood oo Istish-haadiyo ah islamarkaana kala horeeyay ayaa mida koowaad waxaa fuliyay Mujaahid watay suunka walxaha qarxa laga buuxiyo, ... Read More »

Ciidamada Yamaniyiinta oo la wareegay Mucaskar Istiraatiiji ah.

Dagaallo faraha looga gubtay oo dhexmaray malleeshiyaadka Xuuthiyiinta oo taageero ka helaya kuwa Cali Cabdalla Saalax iyo ciidamada xukuumadda uu hogaamiyo Haadi Mansuur ayaa ka dhacay gobolka Ticiz, waxaana lasoo sheegayaa in horumaro ballaaran ay ka gaareen dagaalladaas ciidamada dowladda. Dagaallada oo ahaa kuwa maalmihii lasoo dhaafeyba si aad ah u socoday islamarkaana goos goos ahaa ayaa waxaa ugu suuragashay ... Read More »

Ciidamo Booliis Maraykan ah oo lagu dilay gudaha dalkaas.

Dalka Maraykanka waxaa saacadihii lasoo dhaafay lagu dilay ciidamo katirsan Booliiska Maraykanka, kuwaas oo ku jiray howl maalmeedkooda. Magaalada Orolando ee gobolka Florida ayaa ah halka lagu dilay ciidamadan katirsan Booliiska, iyagoo raadinayay qof gacan ku dhiigle ah oo dilay gabar Ameerikaan ah, kaas oo lagu magacaabo Luwid. Askariyad katirsan Booliiska oo isku dayyay iney qabato Luwid ayaa ku guul ... Read More »

Booliiska Shiinaha oo dilay Saddex Ruux oo katirsan Muslimiinta Ayghoor.

Muslimiinta ku dhaqan Turkistaanta bari ee Shiinuhu gumeysto ayaa la kulmaya tacadiyaad xoogan oo uga imaanaya Xukuumadda Shiinaha iyo maamulada hoosyimaada ee ka dhisan dhulka Turkistaan. Tacadiyaadkan oo noocyo kala duwan ah oo isugu jira dil, toogasho, dhac iyo noocyo kale ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay soo kordhayay, waxaana dhanka kale dhalinyaro katirsan Muslimiintu wadaan howlgallo kaligii duulnimo ah oo ay ... Read More »

Madaxweynihii hore ee Iiraan oo geeriyooday.

Sida ay baahisay wakaaladda Faaris ee ku hadasha afka maamulka shiiciga ah ee ka dhisan dalka Iiraan, waxaa geeriyooday madaxweynihii hore dalka Iiraan ninka lagu magacaabo Cali Akbar Haashimi RafsinJaani. Wakaaladda ayaa sheegtay in Rafisjaani ay lasoo darseen xanuuno dhanka wadna ah, islamarkaana gelinkii dambe ee shalay loola cararay xarumaha Caafimaadka si loo dabiibo balse uu geeriyooday. Cali Akbar Haashimi ... Read More »

Saacadihii lasoo dhaafay duqeymo xoogan oo ka dhacay dalka Suuriya.

Wararka ka imaanaya dalka Suuriya ayaa sheegaya in duqeymo culus ay ka dhaceen deegaanno kala duwan oo katirsan dalka Suuriya, kuwaas oo ay fuliyeen diyaaradaha Nidaamka, Ruushka iyo kuwa Isbaheysiga Reer galbeedka. Duqeynta ugu khasaaraha badan waxay ka dhacday tuulo hoostimaada magaalada Dayruzuur oo bariga dalka Suuriya, waxaana ku dhintay tobonaan ruux oo shacab ah, kuwaas oo ku sugnaa suuq ... Read More »

Yahuudda oo Xukun Xabsi ah ku riday Caruur Filastiiniyiin ah.

Maxkamad hoostagta maamulka Yahuudda kuna taalla magaalada Al-Qudus ee ku jirta gumeysiga ayaa xukun xabsi ah ku riday Caruur Filastiiniyiin ah oo sanadkii 2015 ay gacanta ku dhigeen booliiska Yahuudda. Caruurta Xukunka xabsiga ah lagu riday oo lagu kala magacaabo Shaadi Faraax oo 13 jir ah, iyo Axmed Al-Zactari oo 14 jir ah ayaa lagu eedayay iney isku dayeen fulinta ... Read More »

Madaxweynaha Maraykanka oo weerar afka ah ku qaaday Qaramada Midoobay.

Ninka ku guuleystay madaxtinimada dalka Maraykanka ee lagu magacaabo Donald Trump ayaa weerar afka ah ku qaaday ururka la magac baxay Qaramada Midoobay ee fadhigiisu yahay dalka Maraykanka, kaas oo ka kooban inta badan dowladaha caalamka. Donald Trump ayaa aad uga carooday go’aan dhawaan kasoo baxay Fadhi ay yeesheen Qaramada Midoobay kaas oo ay kaga soo horjeestay deegaameysiga Yahuuddu ka ... Read More »