wararka

Author Archives: Axmad

Sheekh Abuu Faraj wuxuu ahaa Madaraso soo saartay Jihaadiyiin badan.

Kalimad soconeysa qadar todobo daqiiqo iyo secconno ah islamarkaana uu jeedinayo hogaamiye sare oo katirsan Jabhadda Fatxu-Shaam ayay baahisay mu’assasada Jihaadiga ee Al-Bunyaan. Kalimadan oo ah baroor diiq iyo taczi ku aadan istish-haadkii dhawaan ku yimid Sheekh Abil Faraj Al-Misri oo maalintii Isniinta kuna beegenyd 2 Muxaram magaalada Jizru-Shquur ay ku duqeysay diyaarad ay leedahay dowladda Maraykanka ayaa waxaa jeedinaya ... Read More »

Diyaarad uu leeyahay Ciidanka Yahuudda oo ku burburtay meel u dhow Qazza.

Maalintii shalay oo arbaco ah waxaa diyaarad uu leeyahay Ciidanka Yahuudda ay ku burburtay meel u dhow magaalada Qazza, iyadoona uu khasaare uu soo gaaray duuliyeyaashii iyo ciidankii saarnaa diyaaradda. Diyaaradda burburtay oo nooceedu yahay F16 ayaa waxaa lagu soo waramayaa inuu dab ka kacay iyadoo isku dayayso iney ku degato garoon ciidan oo ku yaala meel u dhow magaalada ... Read More »

Maamulka Yahuudda oo qorsheynaya inuu is hor taago Markab ku wajahan Qazza.

Iyadoo la filayo in saacadaha soo socda uu Qazza gaaro markab loogu magac daray Zaytuuna oo ay haween iskood isku xilqaamay ku doonayaan iney gurmad ku gaarsiiyaan magaalada Qazza ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in Ciidamadda Badda ee Yahuuddu doonayaan iney gebi ahaanba is hortaagaan markaabkaas. Markabka oo loogu magac daray Zaytuuna ayaa kasoo shiracday dalka Spain, waxaana dhowr ... Read More »

Maraykanka oo joojiyay wadahadalii uu kula jiray dowladda Ruushka ee ku aadanaa arimaha Suuriya.

Dowladda Maraykanka iyo Ruushka oo ah labada dowladood ee sida qotada dheer u hagar daaminaya Muslimiinta Suuriya ayaa isku mari la’ qaabka loo sii socod siin karo xagal daacinta Muslimiinta, waxaana dowlad kasta ay aragtaa fakar gaar ah oo ka duwan kan midda kale. Maraykanka iyo Ruushka oo dhawaan heshiis xabad joojin ah ka gaaray Suuriy ayaa socon weysay xabad ... Read More »

Hogaamiye sare oo katirsan Jabhadda Fatxu-Shaam oo ku shahiiday dalka Suuriya.

Wararka naga soo gaaraya dhulka barakada iyo fadliga u saaxiibka ah ee Shaam ayaa sheegaya inuu shahiiday hogaamiye sare oo katirsan Jabhadda Fatxu-Shaam kaas oo lagu magacaabo Abul Faraj Al-Misri. Hogaamiyahan shahiiday ayaa wararka horudhac ah ee aanu ka heleyno dad ku sugan Shaam kana ag dhow Mujaahidiinta waxay ku waramayaan iney beegsatay diyaarad ay leedahay dowladda Maraykanka isagoo ku ... Read More »

Mar kale…Mujaahidiinta Dhaalibaan oo gudaha u galay magaalada Qunduuz kadib dagaal xoogan.

Ciidamada Imaarada Islaamiga ah ee Dhaalibaan ayaa waaberigii maanta oo Isniin ah waxay weerar xoogan oo aad u culus ay ku qaadeen magaalada Qunduuz oo kamid ah magaalooyinka ugu weyn ee dalka Afqaanistaan. Boqolaal katirsan Ciidamada Mujaahidiinta Imaarada islaamiga ah ee Afqaanistaan ayaa Afar jiho ka weeraray magaalada Qunduuz, waxaana dagaal toos ah ay la galeen Ciidamada Booliiska iyo kuwa ... Read More »

Ciidamo katirsan kuwa Hindiya oo lagu weeraray Saldhig ay ka deganyihiin gobolka kashmiir.

Wararka ka imaanaya gobolka Muslimiintu leeyihiin ee Kashmiir balse ay gumeysato dowladda Hindiya ayaa sheegaya in habeenkii xalay uu gobolkaas marti geliyay weerar xoogan oo lagu qaaday Ciidamo katirsan Hindida. Rag hubeysan oo aan cadadooda la sheegi karin ayaa weeraray saldhig ay deganyihiin guutooyin katirsan ciidamada Ilaalada Xuduudaha ee dowladda Hindiya, waxaana goobtaas ka dhacay dagaal muda socday. Mandiqadda uu ... Read More »

Dowladda Ruushka oo si ba’an ugu hanjbtay dowladda Maraykanka.

Dowladda uu hogaamiyo Faladamir Butin ee dalka Ruushka ayaa jeedisay hanjabaad tii ugu cusleyd oo ku socota dowladda Maraykanka, tan iyo markii uu billowday dagaalka Suuriya ayna ku kala siyaasad duwanaadeen labadan dowladood oo sheegta iney yihiin awooda ugu sareysa Aduunka. Afhayeenadda wasaaradda arimaha dibadda Ruushka haweeneyda lagu magacaabo Mariya Zakharofa ayaa sheegtay in haddii Maraykanku isku dayo inuu si ... Read More »