wararka

Author Archives: Axmad

Hogaanka Al-Qaacida oo war kasoo saaray Gabdho Maxaabiis ah oo kujira gacanta dowladda Pakistaan.( Akhriso).

Bayaan lagu baahiyay baraha Internetka islaamrkaana kasoo baxay hogaanka Mujaahidiinta Al-Qaacida ayaa waxaa lagu iclaamiyay Gabdho Maxaabiis Mujaahidiin ah oo ay afduubteen ciidamada dowladda Paakistaan oo xamlo dagaaleed ka dhan ah diinta Islaamka ku qaaday gobolka Waziiristaan muda kabadan hal sano iyo Bar. Mujaahidiinta ayaa sheegay in ciidamada dowladda Pakistaan oo awaamiir ka helaya dowladda Maraykanka ay xabsiga dhigeen Gabdhahan ... Read More »

Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada.

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa wareysiyada 18-07-2016 Read More »

Kooxihii Afgembiga Turkiga waxay rabeen iney dilaan ama soo qabtaan Ordogan.!

Markii ugu horreysay tan iyo markii uu fashilmay isku daygii lagu doonayay in lagu Afgembiyo Xukuumadda Turkiga ayaa waxaa la helay Farriimihii ay is dhaafsadeen hogaamiyaasha hor kacayay Afgembiga fashilmay ee dalka Turkiga. Farriimahan oo ay Saraakiisha Afgembigu isku dhaafsadeen Aaladda Whatsupp-ka ayaa muujinaya sida ay Saraakiishu isugu gudbinayeen Awaamiirta, waxaana qorshahoodu uu ahaa in xaalad deg deg ah la ... Read More »

Dowladda Turkiga oo ka badbaaaday isku day lagu doonayay in lagu Afgembiyo.

Gelinkii dambe ee maalintii shalay oo Jimco ah ayaa Saraakiil katirsan qaybaha kala duwan ee Xukuumadda Turkiga oo ciidamadu ku jiraan waxay isku dayeen iney afgembiyaan xukuumadda uu hogaamiyo Rajab Tayib Ordogan, iyagona la wareegay kooxaha Afgembiga tvga ku hadla Afka Xukuumadda waxaana ay ku amreen iney baahiyaan in Xukuumadda la riday. Saraakiisha hogaamineysa Inqilaabka oo haatan lagu dhigay gacanta ... Read More »

Kudhowaad 100 Ruux oo lagu dilay weerar ka dhacay dalka Faransiiska.

Weerar kii ugu dhiig daadashada badnaa dhanka Faransiiska dhowr bilood gudahood ayaa gelinkii dambe ee maalintii shalay waxa uu ka dhacay magaalada Niis ee dhacda koonfurta dalka Faransiiska. Qof darawal ah islamarkaana kaxeynayay Gawaarida nooca xamuulka qaada ah ayaa jeeray goob lagu dalxiiso oo dad farabadan ay ku sugnaayeen, waxaana uu halkaas ku dilay tobanaan ruux oo Faransiis ah. Xilliga ... Read More »

Maraykanka oo ciidamo ilaaliya Safaaradooda Jubba u diray Koonfurta Suudaan.

Iyadoo dhawaanahan maleeshiyaadka ku dhaqan Koonfurta Suudaan ay kala qabysameen islamarkaana magaalada Jubba ay marti gelisay dagaallo xoogan ayaa dowladda Maraykanka waxay ciidamo dheeraad ah u dirtay dalkaas kuwaas oo la sheegay iney ilaalin doonaan amaanka safaradda Maraykanka ee dalkaas. Obama madaxweynaha Maraykanka ayaa ku war geliyay Congereska in ciidamo gaaraya 47 Askari oo dheeraad ah uu u diray koonfurta ... Read More »

Ruushka oo duqeeyey Xero Qaxooti, dadna ku laayay.

Dowladda Ruushka oo ku caan baxday cadaawadeeda ka dhanka ah Muslimiinta ayaa wali sii wada gumaadkeeda nidaamsan ee ka dhanka ah Muslimiinta dhulka Shaam oo jihaad shan sano kabadan kula jira Nidaamka Mujrimka ee dalkaas xooga ku heysta. Diyaaradaha Ruushka ayaa gelinkii dambe ee maalintii shalay waxay duqeymo arxan darro ah ka geysteen xero qaxooti oo ay ku suganyihiin dad ... Read More »

Dhageyso:Dhuuxa Wareysiyada Alfurqaan.

Barnaamijka Dhuuxa wareysiyada waxaa gabi ahaanba caawa lagu soo qaatay kalimad muhim ah oo uu jeediyay amiirka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Abuu Cubeyda Axmad Cumar, waana kalimaddiisii ugu horeysay tan iyo markii uu hogaanka qabtay. Haddaba kalimadda oo taabanaysa dhinacyo kala duwan ayaa waxaad uga bogan kartaa barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada. Halkan Ka Dhagayso Dhuuxa Wareysiyada 12-07-2016. Read More »

Indheer garadka Soomaaliyeed maxay ka yiraahdeen Askartii Laanta-buuro lagu Weeraray?

Qaar ka mid ah wax garadka soomaaliyeed ayaa sheegaya in ciidamada dowladda federaalka ah shisheeyaha dalka qabsaday difaac u yihiin sidaa aawgeed ay mudan yihiin in la laayo. Suldaan Cabdi-Raxmaan Mahdi Jimcaale iyo nabadoon Maxamed Axmed Guuleed (fartaag) oo xalay u waramay idaacadda islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa sheegaya in Xarakada Mujaahidiinta Alshabab ku saxnayd tilaabadii ay ku dishay ciidankii fariiisinka ... Read More »

Reer Marka oo ka warbixiyay Xaaladda Magaaladooda.

  Shacabka ku dhaqan magaalada Marka ayaa markii horeysay in muddo ah xilli habeen ah guryaha banaanka ugu soo baxay kadib markii shalay gelinkii dambe ay la wareegtay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab. waxay sheegayaan in ay dhibaato xoog leh ku qabeen ciidamada shisheeye iyo kuwa dowladda federaalka ah iminkana ay neecaaw nabad gelyo dareemayaan. midka mid ah odayaasha magaalada oo aan ... Read More »