wararka

Author Archives: cusmaan

Xukunno Xadu-sariqa Ah Oo Ka Dhacay Sh/Hoose. (Dhageyso)

Xukun Xadusariqa ah ayaa maanta ka dhacay degaanka Mubaarak ee gobolka Sh/hoose, iyadoo dad badan ay soo xaadireen fagaaraha weyn ee magaalada. Xukunka ayaa lagu fuliyay laba nin oo lagu eedeeyay iney hanti xadeen, kuwaasoo midkood lugta laga gooyay. Ninka lugta laga jaray oo lagu magacaabo Cabdi Cali Maxamad, oo 25 jir ah ayaa horay gacanta looga gooyay kadib markii ... Read More »

Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada.

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaana lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah, Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada Read More »

Sawirro: Beesha Cawramale Oo Hub Ku Wareejisay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Beesha Cowramale oo kamid ah beelaha Soomaaliyeed ayaa hub kala cayn ah ku wareejisay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, iyadoo munaasabadda looga gudoomay ay ka dhacday magaalada Jilib ee wilaayada Jubooyinka. Munaasabadda oo uu goob joog ahaa, waaliga wilaayada Jubooyinka Sh/Abuu Cabdalla, ayay beeshu ka sheegtay in hubka ay wareejisay uu yahay mid ay horay u ballan qaaday, uguna tala gashay in ... Read More »

Degdeg: Xildhibaano Hore Iyo Saraakiil Ku Dhintay Qaraxa Hotel Wehliye. (Magacyadooda)

Faah-faahin ayaa kasoo baxaysa weerar qarax ah oo barqanimadii maanta ka dhacay goob u dhow hotelka Wehliye ee wadada Maka Al-mukarama, halkaasoo isu imaatin u ahayd saraakiisha nabad sugidda iyo xildhibaanada iyo shaqaalaha wasaaradaha qaarkood. Qaraxa oo ahaa mid aad u xooggan islamarkaana laga maqlay inta badan xaafadaha magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku dhintay in ka badan 20 oo ay ... Read More »

Ciidamo Kenyaati Ah Oo Lagu Weeraray Nawaaxiga Raas-kambooni.

Ciidamo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamo Kenyaan ah, kuwaas oo marayay meel u dhow degaanka Raas-kambooni. Weerarka oo dhacay duhurnimadii maanta ayaa waxay wararka horudhaca ah ee laga helayo sheegayaan in Kenyaatiga laga gubay hal gaari, iyadoo dhacdadaasi kadibna uu dhacay dagaal fool-kafool ah oo aan illaa iyo hadda ... Read More »

Sawirro+Dhageysi: Gurmad Xawli Ah Oo Ay Mujaahidiintu Ka Wadaan Mudug.

Maamulka islaamiga Mudug ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, ayaa wada gurmad xawli ah oo lagu caawinayo dadka ay abaaruhu saameeyeen, xilli dhibaatooyinka dadka saameeyay kuwooda ugu adag ay kamid tahay biyo la’aan. Wilaayada ayaa u dhaqaaqday sidii ay biyo u gaarsiin lahayd dhammaan dhulka ay maamusho, iyadoo adeegsanaysa boouado, iyo gawaari waaweyn oo TM-yo ah sida laga dheehan karo sawirrada, waxaana ... Read More »

Sawirro: Salaad Roob Doon Ah Oo Laga Tukaday Sh/hoose.

Salaad roob doon ah ayaa laga tukaday degaan ka tirsan Sh/hoose, xilli ay abaari ka jirto gayiga Soomaaliya, waxaana dadku ay Allaah ka baryeen inuu abaarta, aaran ugu bedelo. Dhawaan ayay ahayd markii uu Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku baaqay in salaad roob doon ah la tukado, isagoo dadka muslimiinta ah dareensiiyay inaaney deeqda Allaah xilli ku xirnayn, bale ay ... Read More »

Dhageyso Diiradda Jimcaha Oo Lagu Soo Qaatay Mowduuc Muhim Ah.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkan looga hadlay abaaraha ka jira wadanka iyadoo sidoo kale lagu soo gudbiyay macluumaadyo la xiriira hawlo gurmad ah oo ka socda gobolada ay ka taliso Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab. Barnaamijka waxaa lagu soo qaaatay waraysi lala yeeshay Sh/Cali Maxamuud Raage Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, iyadoo ay ka qeyb galeen culimo iyo indheer garad. Halkan Ka Dhageyso ... Read More »