wararka

Author Archives: cusmaan

Ciidamo badan oo Itoobiyaan ah Oo ka baxay Dhuusa-Mareeb.

Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa xaqiijinaya in ciidamo badan oo katirsan kuwa Xabashida Itoobiya ay isaga baxeen magaalada Dhuusa-Mareeb oo ah magaala madaxda gobolka Galgaduud. Ciidamada Itoobiya ayaa soo faarujiyay saldhigyo badan oo ay ku lahaayeen gudaha magaalada, waxaana iyagoo saaran gawaarida dagaalka ay afka saareen dhanka deegaannada Soomaali-galbeed ee ku jira gumeysiga Xabashida. Saraakiil katirsan Suufida maamula magaalada ... Read More »

150 Ruux Oo ku dhintay Duqeymo ka dhacay magaalada Duuma ee Quudhada bari.

Nidaamka Nuseyriyada Bashaar Al-Asad ayaa gumaad bahalnimo oo xanuun badan wuxuu ka geystay magaalada Duuma oo ah magaalada keliya ee Quudhada bari ay ka joogaan kooxaha kacdoon wadayaasha. Duqeyntan oo Nidaamku u adeegsaday sunta kiimikada ee dadka gumaada ayaa sababtay istish-haadka 150 ruux oo isugu jira dumar, caruur iyo rag. Saacadihii lasoo dhaafay waxay diyaaradaha dowladda Ruushka iyo kuwa Nidaamka ... Read More »

DEG-DEG: Sarkaal sare oo katirsan Sirdoonka Dowladda Oo La Toogtay.

Howlgal gaar ah oo ay fuliyeen ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxaa lagu dilay sarkaal katirsan ciidamada Sirdoonka dowladda ee loo yaqaano PS-TA. Mustaf Beer dillaacshe oo ahaa taliyihii sirdoonka dowladda ee deegaanka Ceelasha Biyaha iyo istaafkiisa gaarka ah ayaa lagu dilay howlgal gaar ah oo waxyar kahor ka dhacay isla deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho. Ciidamada ... Read More »

Abuu Muscab: Way Sii Socon doonaan Qaraxyada Lagu Weerarayo Kontoroollada, Muslimiintana haka Fogaadeen Meelahaas.

Sheekh Cabdil Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka howlgallada ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay waxa uu kaga hadlay weeraradii maalintii shalay oo jimca ahayd ka dhacay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Afhayeenka wuxuu sheegay in qaraxyada ay ahaayeen illaa iyo labo qarax, oo lagu beegsaday Kontorool u dhow garoonka Aadan Cadde iyo mid kale oo ku yaala ... Read More »

Magaalada Duuma ee Quudhada bari oo Tobanaan Ruux lagu dilay.

Diyaaradaha nidaamka Nuseyriyada Bashaar Al-Asad ayaa duqeymo cadowtooyo oo waaweyn waxay ku garaaceen magaalada Duuma oo ah magaalada keliya ee ay kaga soo hareen Quudhada bari kacdoon wadayaasha. Duqeymo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Duuma waxaa ku shahiiday ugu yaraan 45 Ruux oo shacab ah, waxaana inta badan duqeymuhu beegsanayeen goobaha dadka shacabka ah. Duqeymahan waxay yimaadeen xilli ay ... Read More »

Kudhowaad 20 Askari Oo ku dhintay Qaraxyo Ruxay Muqdisho.

Wararka naga soo gaaraya magaalada caasimadda ah ee Muqdisho waxay ku waramayaan in labo qarax oo waaweyn ay ruxeen qeybo kamid ah magaalada Muqdisho, kuwaas oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah. Qaraxyada waxay ka dheceen baro kontoroollo ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan dowladda gaar ahaan kuwa sirdoonka, oo ku yaala nawaaxiga Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Warar horudhac ah oo ... Read More »

Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Si Xeel Dheer Loogu Falanqeeyay Khilaafka Madaxda DF.

Diiradda JImcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaana lagu falanqeeyaa hadba mowduuca ku haboon. Maanta waxaa lagu lafa guray khilaafka madaxda dowladda iyo golayaashooda hareeyay, waxaana marti ku ahaa siyaasiyiin ku kala sugan Muqdisho, Ingiriiska iyo Uganda, iyadoo dad weynuhuna fakarkooda kasoo dhiibteen. Halkan Ka Degso Diiradda Jiiradda Jimcaha ... Read More »

Daawo Filim Cusub : Beeraha Dalkeena Maan Ku Baahi Beelno

Idaacadda Islaamiga ee Al-Furqaan ayaa diyaarisay barnaamij muuqaal ah oo ku saabsan horumarka ka jira magaalada Jilib iyo deegaannada hoos yimaada. Filimkan oo la daawan karo inkabadan 30 daqiiqo waxa uu si gaar ah diiradda u saaraya horumarka dhanka wax soo saarka beeraha ee ka jira magaalada Jilib iyo deegaannada hoos yimaada oo katirsan gobollada Jubbooyinka. Odoyaal dhaqan oo inbadan ... Read More »

Labo Todobaad kadib.. shaneemadii ugu horeysay oo lagu fasahaadinayo Muslimiinta oo ka furmi doonta Xarameynka.

Maamulka Aala-Sucuud ee uu maamulaha dhabta ah ka yahay Muxamed bin Salmaan ayaa sii wada tallaabooyinkiisa qar iska xoornimada ah ee lagu doonayo in lagu bedelo madaahirta guud ee dhulka Xarameynka. Labo isbuuc kadib waxaa dhulka Xarameynka ka furmi doona shaneemadii ugu horeysay oo soo bandhigta Aflaam akhlaaq dara ah, waxaana shaneemadaas furi doonta shirkad laga leeyahay dalka Maraykanka. Wasiirka ... Read More »