wararka

Author Archives: cusmaan

Indheer Garad “Dalka Ugandha Ma Gooyo Xasuuqa Ciidamadiisu Soomaaliya Ka Geysteen” (Dhageyso)

Qaar ka mid ah indheer garadka Soomaaliyeed ayaa bogaadiyay weerarkii ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab isniintii la soo dhaafay ku laayeen in ka badan 50 Askari oo Ugandha u dhashay, kadib dagaal xoog leh oo ka dhacay deeganka Golweyn ee gobalka Shabeelaha hoose. Nabadoon Cabdulaahi Ansaari iyo nabadoon Maxamed Jimcaale Khayre ayaa si qota dheer u falanqeeyay xasuuqa iyo dhabatooyinka kale ... Read More »

Aqoonyahan Ka Hadlay Bogaadintii Ay Itoobiya Usameysay Kaniisadda Hargeysa Laga Furay (Dhageysi)

  Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda itoobiya ayaa dhawaan waxa uu maamulka soomaaliland ugu hambalyeeyay tallaaabadii uu ku ogolaaday in magaalada Hargeysa Kaniisad laga furo asigoo maamulada kale ee Soomaalida ahna ugu baaqay in ay dariiqaas maraan. Janaraal Gabre oo mudda dheer ku lug lahaa siyaasadda Soomaaliya ayaa bartiisa Facebook ku sheegay in waa cusub u iftiimay sida uu ... Read More »

Saldhig Ciidamada Kenya ku leeyihiin gobolka Mandera oo la weeraray.

Ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay waxay weerar ku qaadeen mid kamid ah saldhigyada ciidamada Kenya ay ku leeyihiin gobolka Mandheera ee ku jira gumeysiga mudada fog. Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Mujaahidiinta ayaa weerar ku qaaday saldhigan oo ku yaala deegaanka Lafey ee gobolka Mandheera, waxaana halkaas ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ... Read More »

Inkabadan 10 Askari oo Maraykanka looga dilay dalka Afqaanistaan.(Sawirro)

Gelinkii dambe ee shalay ayaa weerar culus waxaa lagu qaaday kolonyo ciidamo Ameerikaan ah oo ku safrayay gobolka Qandahaar oo dhaca koonfurta dalka Afqaanistaan, kana mid ah gobollada ay sida aadka ugu xooganyihiin Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga ee Dhaalibaan. Weerarkan oo ahaa camaliyad Istish-haadi ah oo si aad ah loo soo qorsheeyey islamarkaana hadafkii laga lahaa laga gaaray ayaa ka dhacay ... Read More »

DEG-DEG: Gaari Xamuul ah oo Ciidamada Shisheeye looga gubay Shabeellaha hoose.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa ku guuleystay iney gebi ahaanba burburiyaan Gaari xamuul ah oo Sahay u siday Ciidamada Shisheeye ee ku sugan gobolkaas. Gaarigan Xamuulka ah ayaa lagu soo waramayaa in Qarax lagula eegtay Deegaanka War-maxan ee gobolka Shabeellaha hoose, iyadoona gebi ahaanba uu halkaas ku burburay. Ciidamadii saarnaa Gaariga Xamuulka ee la qarxiyay ayaa noqday kuwa dhintay iyo ... Read More »

Dhageyso Tarjamada Qeybta 2-aad Ee Wareysiga Axmad Imaan.

Mu’asasada Al-kataa’ib oo ah garabka war-baahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay qeybta labaad ee wareysiga Axmad Imaan oo kamid ah mujaahidiinta kasoo tagay Kenya. Xalqadan oo ay tarjuntay idaacadda islaamiga ah ee Andalus oo ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxay ku saabsan tahay wax yaabaha ay wadaadaha dowladda ku marin habaabiyaan bulshada, waxaana jira cadeymo uu soo ... Read More »