wararka

Author Archives: guuleed

Odayaasha baarlamaanka soo xulaya ma metelaan shacaka soomaaliyeed?

Dowladda federalaka ah, Dowlad gobaleedyada, waxa loogu yeero beesha caalamka iyo odayaal ka soo jeeda qabaa’ilada soomaaliyeed ayaa la sheegay in ay ku howlan yihiin sidii loo soo xuli lahaa barlamaan cusub. Odayaashaas ayaa ku xareysan muqdisho waana kuwo ilaalo laga hayo maadaama ay faraha la galeen arin dalka iyo dadka iyo diintaba aan u adeegeyn maxaa yeelay xildhibaanada la ... Read More »

Amxaarada oo tigreega u midaya sahanaysa.

Dibad baxyo ka dhan ah maamulka itooya ayaa ka socda dhulka axmaaradu degan tahay waxaana la arkayaa kumaan ruux oo ku dhawaaqaya erayo ka dhan ah xisbiga talada haya. Amxaaradu waxay aamisan tahay in ay tahay boqortooyada itoobiya inta kalena ay yihiin shacab iyada hoos yimaada sida uu sheegayo aqoon yahan cabdulaahi cali hiirad. Ra’iisalwasaaraha iminka ee itoobiya xeyla maryan ... Read More »

Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada.

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Dhageyso Dhuuxa wareysiyada 31 07 2016.lite Read More »

Xildhibaano Dhaliilsan habka soo xulista Baarlamanka cusub.

Xildhibanada waqtigu ka sii dhamaanayo waxay dhaliilsan yihiin habka soo xulista baarlamaanka cusub ee ay ku howlan yihiin waxa loogu yeeray madasha wada tashiga ee ka kooban madaxtooyada, gudoonka baarlamaanka ra’iisalwasaaraha iyo madaxda maamul gobaleedyada iyo beesha caalamka oo dhaamaantood kor ka hageysa. Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa sheegaya in awoodihii dowladnimo lagu tagri falay baarlamaankana la garab maray. Wuxuu ... Read More »

Dil iyo dagaal ka kala dhacay Muqdisho iyo Dulleedka Afgooye.

Taliyihii baliiska degmada galcad ee gobalka galgaduud ayaa shalay gelinkii dambe lagu dilay deegaanka sanca ee magaalada muqdisho. Cali caddow oo Muddo dheer  ka tirsanaa baliiska federaalka rag hubeysan ayaa dilka loo geystay fuliyay waxaana goor dambe halkaa laga qaaday meydkiisa. Horay xarakada mujaahidiinta alshabaab ayaa muqdisho ugu dishay saraakiil iyo dad kale oo muhiim u ahaa shisheeyaha dalka ku soo ... Read More »

Maxaa lagu Micney karaa warka Kenya ee ah in dhaqaale gelinta ciidamada shisheeye nabada gobalku ku xiran tahay?

Dowladda Kenya ayaa xarunta waxa loogu yeero qaramada midoobay ka sheegtay in loo baahan yahay in midowga yurub soo celiyo dhaqaalihii uu ka jaray ciidamada shisheeye ee soomaaliya jooga in kastoo dhaqaalahaas laga jaray boqolkiba labaatan oo keliya. Waxay intaa ku dartay in nabadda gobalku ku xiran tahay in dhaqaalahaas  dib loo bilaabo. Aqoon yahan cabdulqaadir cali yaroow ayaa sheegaya ... Read More »

Dhageyso:Horumar ka jira degaanka araboow ee gobalka jubada dhexe.

Horumar dhanka gancsiga iyo nabad gelyada la xariira ayaa ka jira deegaanada ay ka taliso xarakada mujaahidiinta alshabaab. Deegaanka araboow oo ka tirsan degmada Buu’aale ee gobalka jubada dhexe bulshada ku noolu waxay tilmaamayaan inay ka raysteen nabaradii ka dhashay dagaaladii sokeeye iminkana qabaa’iladu si wada jira ah ugu dhaqan yihiin. Waxay hoosta ka xariiqeen in deegaanka dhismihiisu kobcay ama ... Read More »