wararka

Author Archives: guuleed

Dhageyso:Dhuuxa Wareysiyada.

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Dhageyso Dhuuxa wareysiyada 09 05 2016.lite Read More »

Hargaysa:Culimada Xun iyo Kuwa Wanaagsan.(Warbixin)

Magaalada Hargaysa waxaa ku wada sugan Culimo ushaqeeya Maamulka iyo kuwa rabaaniyiin ah oo sheega xaqa. XIligaan Magaalada waxaa ka socda ololaha Doorashooyinka ee Lagu qaadanayo kaararka Codeynta. Culimada Rabaaniyiinta waxay umadda kaga digeen in aanan laga qeybqaadan is diwaangalinta oo aanan la taageerin dimuqraadiyada. Warka Culimada waxaa qaatay dad badan oo isaga haray ka qeybgalka is diiwaangalinta. Docda Kale Culimada ... Read More »

Dhageyso:Fadliga Bisha Shacbaan.

Maanta waa labada Bisha Shacbaan Sanada 1437 Hijriga waxaana ku xiga Bisha Barakaysan ee Ramadaan. Shacbaan waxa ay leedahay Fadli Gaar ah. Nabigeena Muxamed NNKH ayaa bishaan badin jiray Soonka. Sheekh Cabdiqani Qardhaawi ayaa ka hadlay fadliga Bisha isagoo soo daliilinaya axaadiis ka sugnaatay nabigeena. Dhageyso Fadliga Bisha Shacbaan iyo Sheekh Cabdi Qani  Read More »

Weerar Dhaliyay Qasaaro oo Ka Dhacay Muqdisho.

Xarunta Taraafikada Dowladda Muqdisho ayaa saaka waxaa lagu qaaday weerar xoogan oo qasaaro sababay. Weerarka ayaa isugu jiray Mid loo adeegsaday Qarax xoogan kadibna waxaa gudaha xarunta ka dhacay israsaaeyn. Waxaa jira Qasaarooyinka  Dhimasho,Dhaawac iyo Mid maaliyadeed. Wali ma jirto sheegasho degdeg ah balse waxa ay farta ku godantahay xarakada shabaabul Mujaahidiin. La soco wixii nagu soo kordha inshaa allaah. Read More »

Dhageyso:Dhuuxa Wareysiyada.

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. HALKAN KA DHAGEYSO DHUUXA 08 05 2016. Read More »

C/raxiin Xaaji.”Sadiiq Khan Waa Cilmaani, Diin islaam shaqo Kuma Lahan”(Maqal)

Sadiiq Khan oo udhashay Dalka Pakistaan ayaa Loo doortay Duqa Magaalada London ee Cariga Ingariiska. Waxa uu Kursiga ku fadhin doonaa afarta sanno soo socota sida uu dhigayo dastuurka Britain. Warbaahinta Reer galbeedka ayaa aad ubuun buuniyay doorashada Sadiq Khan, waxaana ay ku tilmaameen inuu yahay Qofkii ugu horeeyay Muslim ah oo Noqday Duqa London. Hadaba si aan wax badan ... Read More »

Dhageyso:Sheekh Xasan Yacquub Muxuu Ka Yiri Dagaalkii Ruunir-good.?

isagoo Dad badan kula hadlayay Masjid Ku Yaala Magaalada Galhareeri ee Gobalka Galguduud ayuu sheekh Xasan Yacquub soo hadal qaaday weerarkii Taariikhda Galay ee lagu laayay Ciidamo dowladda katirsan oo gaaray Degmada Ruunir-good ee shabeelaha Dhexe. Waaliga Galguduud ayaa sheegay in dagaalkii ka dhacay Ruunir-good uu allaah koryeelay xaqa baabi’iyayna Baadilka. Sheekh Xasan Yacquub ayaa soo hadal qaaday hubkii dowladda ... Read More »