wararka

Author Archives: guuleed

Dhageyso:Biyaha Webiga ShabeelLe oo soo gaaray Awdheegle.

Ku dhawaad laba bilood oo uu gurnaa webiga shabeele iminka waxa deegaanaduu maro qaarkood soo gaaray biyo kuwaasoo beeraleydu ka faa’iideysanayaan. Itoobiya ayaa biyaha webiga leexsatay maadaama ay sameysatay biyo xireeno ay ka qodatay dhulka Soomaaliyeed ee ay horay u qabsatay ha yeeshee roobab dhawaan da’ay ayaa sabab u noqday biyaha iminka la helay. Shalay ayay bulshada ku nool Awdheegle ... Read More »

Sideebaa Itoobiya lagu dumi karaa?(Maqal)

Itoobiya waa dowlad ka kooban qowmiyado aan isku af, dhaqan iyo diin ahayn waxaana isku haya maamulka keligii taliska ah ee qowmiyadahaas cadaadiska ku haya asigoo xoog iyo xeelad adeegsanaya iyo reer galbeedka oo hadba u soo hiilaya. Aqoon yahan Maxamed Xasan oo ay wareysatay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa sheegaya in loo baahn yahay Itoobiya in dagaal jihaad ... Read More »

Shabaab iyo shisheeyaha keebaa shacabka u roon.(Maqal)

Iyadoo gobalada soomaaliya qaarkood bulshada ku noolu haystaan nabad gelyo lagu helay ku dhaqanka shareecada Islaamka ayay ciidamada shisheeye ku soo qaadeen duulaan, neceyb ay u qabaan in shareecada Islaamka la isku xukumo aawgeed. Bulsho badan ayaa waayay amaankii ay haysteen waxaanay deris u noqdeen amaan darro iyo gumaad kaga imaanaya shisheeyaha iyo soomaalida la shaqeysa. Waxaa jira kuwo weli ... Read More »

Axmed C/kariim”Kenya Waxba uma soo Kordhinayo Derbiga Maxaa yeelay Gudaheeda ayaa Laga Dagaalamayaa”(Maqal)

Wasiir uhadlay Dowlada Kenya ayaa sheegay inay sii wadayaan dhismaha derbiga ay ka dhiseyso soohdin beenaadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya, Axmed Cabdikariim oo ah  aqoonyahan la hadlay Alfurqaan ayaa sheegay inuusan hirgali karin qorshaha kenya ka damacsantahay derbiga isagoo sababeeyay Docda kale Kenya ayaa la shireysa siyaasiyiin shisheeye u adeeg ah oo sheeganaya inay matalaan beelaha ay kasoo jeedaan. qolyo ... Read More »

Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada.

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. HALKAAN KA DHAGEYSO DHUUXA WAREYSIYADA Read More »

Dhageyso:Abwaan Gabay jihaadka ku saabsan Tiriyay.

Dalka Soomaaliya waxaa ka socda dagaalo jihaad ah oo ka dhan ah ciidamada shisheeye ee dalka duullaanka ku jooga. Waxaa horay hal abuur kala duwan u tiriyeen gabayo ay kaga hadlayaan xaalku dalku marayo iyo waxyeelada shisheeyaha la gaarsiiyay. Abwaan Cabdul Axmed Xalane ayaa la soo xariiray Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan waxaanuu tiriyay gabay uu ku cabiray waxa maanta ... Read More »

Dhageyso:Axmaarada Bud bud joogta Dhibaatadey geysatay.

Ciidamada Amxaarada iyo tigreega ee dhawaanahaan Ku sugnaa deegaanka Bud bud ee Gobalka galgaduud ayaa soo afduubay dadkii magaalada ka qaxay qaarkood kuwaasoo lagu amray in ay ciidamada wehel u noqdaan. Nabadoon Xaajji Roog oo ka mid ah indheer garadka Soomaaliyeed ee Galgaduud ku dhaqan ayaa wareysi ay la yeelatay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan waxa uu ku sheegay in ... Read More »