wararka

Author Archives: guuleed

Dhageyso:Dhuuxa Wareysiyada Alfurqaan.

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 21 02 2016.   Read More »

Dhageyso:Fadliga Barashada Cilmi Sharciga.

Sheekh Mullah oo kamid ah Culimada diinta islaamka ayaa ka hadlay Fadliga uu leeyahay Barashada Cilmiga sharciga iyo darajada lagu gaarayo aakhiro iyo aduun xili uu uwaramayay idaacadda alfurqaan. Waxa uu sheegay in allaah uu koryeelayo kuwa iimaanka laga helay ee Cilmiga La siiyay. Cilmiga sharciga ah ee loo baahanyahay inuu barto qofka Muslimka ah ayuu shiikhu faafaahiyay. Dhanka kale ... Read More »

Dhageyso:Dhuuxa Wareysiyada Alfurqaan.

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 20 02 2016. Read More »

Dhageyso Diiradda Jimcaha Oo Lagu Soo Qaatay Qodob Muhim Ah.

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo lagu falanqeeyo qodob muhiim ah oo markaas taagan, waxaana lagu marti qaadaa dad aqoon u leh ama xog ogaal u ah mowduuca. Maanta waxaa lagu lafa guray magaalooyinkii iyo degaanadii Sh/hoose ee laga saaray ciidamada shisheeye, iyadoo si gaar ah la isu dul taagay natiijada kasoo baxday barnaamij todobo qeybood ka kooban oo ... Read More »

Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Dhageyso Dhuuxa wareysiyada 18-02-2016. Read More »