wararka

Author Archives: guuleed

Sheekh Cali Dheere oo Ka Hadlay Hadafka Laga Lahaa Duullaankii Alshabaab Ku Qaaday Puntland.(Maqal)

Kalimad Socotay Qadar 33 Daqiiqo ah ayuu jeediyay Afhayeenka Guud xarakada shabaabul Mujaahidiin Sheykh Cali Maxamuud Raagge (Sh.Cali,Dheere.) Kalimada waxay taabatay Arimo Muhiim ah oo sharaxaya Waaqiga Taagan ee la xeriira  Halganka ay wajahayaan Soomaalida oo ay isku soo  bahaysteen Dalal kala duwan oo Ku mideysan boobka dhaqaale ee dalka Soomaaliya iyo in umadu lagala dagaalamo  isku   xukumida shareecada Raxmaanka. ... Read More »

Saraakiil Sirdoonka Dowladda Ka Tirsan oo Lagu dilay Muqdisho.

Xoogag hubaysan ayaa dilal ka dhan ah saraakiisha Dowladda ka gaystay Magaalada Muqdisho. Gaari ay la socdeen Saraakiil ka mid ah ciidamada Loo yaqaano Alpha Group ayaa rasaas lagu furay xili uu marayay xaafada Madiina ee Muqdisho. waxaa la xaqiijiyay in goobta lagu dilay laba sarkaal waxaana si nabad ah ubaxsaday ragga dilka gaystay. dhanka kale gaari kale oo ay la ... Read More »

Dhageyso Dhacdooyinka Dunida Islaamka

Dhacdooyinka dunida islaamka waa barnaamij todobaadle ah oo lagu soo qaato dhacdooyinka dunida islaamka kuwooda ugu waaweyn iyo kalimado wacdi iyo waano ah oo ay jeediyaan qiyaadada iyo culimada rabaaniyiinta ee dunida muslimka. Dhageyso Dhacdooyinka Dunida islaamka 01 04 2016 Read More »

Dhageyso:Dhuuxa Wareysiyada Alfurqaan.

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 31 03 2016. Read More »

Mas’uul katirsan Puntland iyo ilaaladiisa oo Lagu Dilay Waqooyiga Gaalkacyo.

Wararka naga soo gaaraya Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ayaa ku waramaya in goor dhaw laga maqlay dhawaqa qarax weyn oo galaaftay Nolosha Mas’uuliyiin katirsan Maamulka Puntland. Dad ku dhaw 10 ruux ayaa ku dhintay qaraxa waxaana kamid ah Siciid Cali Yuusuf Gaadayare oo ahaa mas’uulkii maaliyada Puntland ee Gobalka Mudug. Waxaa muuqata in bartilmaameedka uu ahaa Saciid sida ay sheegayaan dadka deegaanka ... Read More »

Dad udhashay Dalalka Turkiga iyo Azerbaijani oo ku dhintay Weerar ka dhacay Muqdisho.

Waxaa sii kordhaya qasaaraha uu sababay weerar shalay lagu qaaday gaari ay la socdeen dad udhashay dalalka Turkiga iyo Azerbaijani kaasi oo marayay Degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. afar qof oo udhashay wadanka Turkiga iyo Muwaadin kasoo jeeda dalka Azerbaijani ayaa ku dhintay weerarka iyo sadex qof Soomaali ah. Weerarka oo ay gaysteen xoogag hubaysan oo usuurtagashay inay baxsadaan ayaa ... Read More »