wararka

Author Archives: guuleed

Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Dhageyso Dhuuxa wareysiyada 18-02-2016. Read More »

Cabdi Diiriye: “In Mar Walba Madaxda Looga Yeero Adis-ababa Waxay Ku Tuseysaa In Nala Heysto” (Dhageyso)

Cabdi Diiriye Cigaal oo kamid ah saraakiishii hore ee wadanka kuna sugan dalka dibaddiisa ayaa wareysi uu siiyay idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan uga waramay socdaalka uu Cabdiwali Gaas ku tagay magaalada Adis-ababa kadib markii loo yeeray. Wuxuu sheegay in Cabdiwali kaliya aanu ahayn kuwa ay madaxda Xabshidu u yeeraan balse ay arrintan kala siman yihiim dhammaan madaxda maamul goboleedyada ... Read More »

Gaari Xamuul Ah Oo Ciidamada Shisheeye Looga Gubay Sh/hoose.

Gaari xamuul ah oo ay galbinayeen kolonyo gaadiidka dagaalka ah ayaa ciidamada shisheeye looga gubay wadada xiriirisa degmooyinka Baraawe iyo Buulo-mareer ee gobolka Sh/hoose. Gaarigan oo u muuqanayay inuu bar tilmaameed u ahaa askarta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa gabi ahaanba burburay kadib markii lala helay hub aad u culus. Ilo wareedyo ayaa inoo xaqiijiyay in gaariga, agabkii saaarnaa iyo askartii ... Read More »

Dhageyso Warka Subaxnimo

Si aad u hesho wararkii u dambeeyay, dhageyso warka subaxnimo war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Halkan Ka Dhageyso War subax 18-02-2016 Read More »

Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa wareyisyada 17-02-2016 Read More »

Maxaad Ka Taqaanaa Dalka Uganda Maxayse Noqon Kartaa Natiijada Doorashada? (Wareysi)

Dalka Uganda waxaa khamiista barito ah ka billaabanaysa doorashada madaxtinimo iyadoo uu loollan xooggan ka dhaxeeyo dadka murashaxiinta ah. Dadka u dhuun daloola siyaasadda wadankaas ayaa si aad ah u falanqeynaya sida ay noqon karto natiijada doorashada iyo mustaqbalka wadanka Uganda oo kamid ah dalalka ay ku adeegato dowladda Mareykanka. Suldaan Maxamad Gar Yare oo ah aqoon yahan Soomaaliyeed ayaa ... Read More »

Xukun Dil Ah Oo Lagu Fuliyay Nin Sir-doon U Ahaa DF Iyo Ciidamada Shisheeye. (Dhageyso)

Fagaare weyn oo ku yaalla degaanka Ceel-warre ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa lagu toogtay Bar-yare Xassan Dhoore oo sir doon u ahaa ciidamada shisheeye iyo DF. Boqolaal dad weyne ah ayaa usoo daawasho tagay fulinta xukunka, waxaana goobta hadal ka jeediyay waaliga wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan Sheekh Maxamad Mire, kadibna waxaa hadla qaadiga Maxkamadda oo faah faahiyay xukunka Bar ... Read More »

Xildhibaan Sheegay Iney DF iyo Ciidamada Shisheeye Ku Fashilmeen Ammaanka. (Dhageyso)

Iyadoo wasiirka amniga ee DF uu hor tagay Baarlamaanka islamarkaana dhaliilo kulul loo jeediyay, ayaa waxaa muuqanaya in xildhibaanada Baarlamaanku si weyn uga walwalsan yihiin halista kaga imaaneysa Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab. Cabdisamad Macallim Maxamuud oo kamid ah xildhibaanada horayna usoo noqday wasiir arimo gude ayaa sheegay in DF iyo ciidamada shisheeye si rasmi ah u fashilmeen. Wuxuu sheegay in ay ... Read More »