wararka

Author Archives: guuleed

Ciidamada Alfa Group oo Laayay saraakiil iyo ciidamo katirsan Dowladda.

iyadoo  xalay  xarakada shabaabul mujaahidiin qarax xooggan ay la beegsatay kolonyo katirsan ciidamada shisheeyuhu tabaray ee Alfa group oo marayay dulleedka Magaalada Muqdisho ayaa haatan waxaa soo baxaya warar faafaahsan oo ifinaya khasaaro xooggan oo qaraxa kadib ciidamada Alfa group  ay ugaysteen ciidamo kale oo katirsan dowladda federaalka. Kolonyada oo saldhigatay halka lagu qarxiyay ee Ceelasha biyaha islamarkaana wadada isku fidiyay ... Read More »