wararka

Author Archives: guuleed

Weerar Kaligii duulnimo oo ka dhacay magaalada Al-Qudus.

Darawal Muslimi Filastiini ah oo kaxeynayay Gaari nooca xamuulka ayaa si bareer ah wuxuu u jiirsiiyay Ciidamo katirsan Yahuudda, kuwaas oo ku sugnaa magaalada barakeysan ee Al-Qudus. Bayaan kasoo baxay Booliiska Yahuudda ayaa lagu xaqiijiyay in weerarkan oo ahaa mid qorsheysan islamarkaana khasaare adag gaarsiiyay Yahuudda uu dhacay, islamarkaana fuliyaha weerarka ay dileen ciidamadii ka badbaaday howlgalka Jiirista ahaa. Afar ... Read More »

HALKAN KA DHAGEYSO DHUUXA

Dhuuxa Wareysiyada Waa Barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa Caawa Lagu soo qaatay qodobo Muhiim Ah. Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 07 01 2017. Read More »

Ciidamo Ameerikaan ah oo la geeyay gobolka Helmand ee dalka Afqaanistaan.

War kasoo baxay ciidamada Marenezka Maraykanka ayaa lagu sheegay in boqolaal katirsan ciidamadooda la geeyay gobolka Helmand ee dhaca koonfur galbeed dalka Afqaanistaan, halkaas oo ay ka socdaan dagaallo xoogan oo u dhexeeya Imaarada Islaamiga ah ee Dhaalibaan iyo kuwa xukuumadda Kaabul. Bayaanka ayaa lagu sheegay in wixii ka dambeeya xilliga Guga lageyn doono gobolka ciidamo gaaraya 300 Askari oo ... Read More »

Diirada oo looga hadlay heshiis laga gaaray khilaaf soo kala Dhexgalay Alshabaab iyo beello Soomaaliyeed.

Xarakada shabaabul mujaahidiin iyo beesha Cowramale ayaa ka heshiiyay khilaaf soo kala dhexgalay labada dhinac. horay waxaa uheshiiyay xarakada shabaabul mujaahidin iyo jufada Gaabane oo katirsan Saleymaan. Maxaa keena khilaafyda? sideena shisheeyaha kaga faa’ideystaan.? su’aalahaasi iyo kuwa kale ayaa la isku weydiiyay Diirada. ka qeybgalayaasha Diirada Jimcaha. 1-Sheekh Cali Katiin 2-Nabadoon Cabdi shiilow 3-Suldaan Cabdiraxmaan Mahdi Jimcaale. Halkan Kala deg ... Read More »

HALKAN KA DHAGEYSO DHUUXA

Dhuuxa Wareysiyada Waa Barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa Caawa Lagu soo qaatay qodobo Muhiim Ah oo uu ku jiro qasaaraha weerarkii hotel nabada ee Muqdisho. Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa wareysiyada 05 01 2017.     Read More »