wararka

Author Archives: guuleed

Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada10-02-1439

Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa lagu soo qaatay qodobo kala duwan waxaana kamid ah macluumaad dheeraad ah oo la xariira weerarkii Alshabaab ay ku qaaday hoteel Naasa hablood oo Masuuliyiin badan ay ku dhinteen iyo Afhayeenka Dhanka Ciidanka Mujaahidiinta alshabaab oo shir jaraa’id ka qabtay weerarka Naasa Hablood iyo qodobo kale. Halkaan Ka Dhageyso Dhuuxa Waraysiyada 29 10 2017 Read More »

Taliyayaasha Nabad sugidda iyo Booliska oo Laga xayuubiyay Xilalka.

Golaha wasiirada ayaa kullan degdeg ah oo maanta ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho waxa ay kaga hadleen Ammaanka Magaalada Muqdisho oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka dhaceen weeraro khasaaro gaystay. Kulanka Wasiirada ay yeesheen oo uu ka maqnaa Reysulwasaaraha Xukuumadda waxaa shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Mahad Maxamed Guuleed, Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow ayaa laga dhagaystay warbixin ku saabsan weeraro ... Read More »