wararka

All news

Askari Ka Tirsan DF oo Lagu Dilay Fagaare Ku Yaalla Hiiraan.

Fagaare ku yaalla degmada Buq-aqable ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta lagu dilay askari ka tirsan ciidamada dowladda Federalka ah. Xukunkan oo ahaa (Xadu-ridda) ayaa waxaa lagu fuliyay askari ka tirsan dowlada federalka oo lagu magacaabi jiray Sahal Axmed Rasle kaasoo ay tababareen saraakiisha Imaaraadka carabta. Qaadiga ayaa goobta ka sheegay in ciidamada Al-Shabaab  ay askarigan gacanta ku dhigeen isagoo ... Read More »

Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Mowduuc Muhim Ah.

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan. Waa barnaamij lagu lafa guro hadba mowduuca taagan iyadoo laga eegayo muhiimadda uu bulshada u leeyahay. Haddaba maanta waa mowduuc ahmiyad gaar ah leh oo qormooyin laga sameyn karayo islamarkaana ay ku jiraan macluumaadyo badan oo ku saabsan cadaawadda Soomaaliya iyo Itoobiya, taariikh ... Read More »

Degdeg: Ra’iisulwasaaraha Itoobiya oo Is Casilaad Ku Dhawaaqay.

Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu hayay xilli uu kasoo muuqday Taleefashinka wadankaasi. Wuxuu sheegay in uu istiqaaladiisa u dhiibay golaha isku tagga kacdoonka shacbiga Itoobiya maadaama uu wadanku faraha kasii baxay islamarkaana kacdoonadu sii xoogeysteen. Desalegn ayaa sheegay in kacdoonada ka socda Itoobiya ay saameeyeen nolosha kumannaan qof, sidoo kalana ay la degeen dhaqaalihii wadanka. ... Read More »