wararka

All news

Kuuriyada Wuqooyi oo tijaabisay saaruukh Qaaradaha ka gudba, iyo Maraykanka oo hanjabay.

Dhawaan dowladda Kuuriyada Wuqooyi ayaa tijaabisay saaruukh weyn oo ka gudba Qaaradaha, kaas oo kamid ah qorshaha ay dowladda Biyoon Yung ku dooneyso iney ku hormariso awoodeeda dhanka Nuclearka. Muuqaal lagu baahiyay Tvga ku hadla afka xukuumadda Kuuriyada Wuqooyi ayaa lagu arkayaa iyadooo Jeneraallo katirsan saraakiisha ciidanka Kuuriyada Wuqooyi ay jiidayaan saaruukh weyn, iyagoona meel cidlo ah ku rakibaya saaruukh ... Read More »

Dhageyso: Dhuuxa Wareysiyada

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Halkaan Ka Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 05 07 2017 Read More »

Dhageyso: Dhuuxa Wareysiyada

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa 04 07 2017. Read More »

Dhageyso: Dhuuxa Wareysiyada.

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa 03 07 2017. Read More »

Labaatameeyo Ruux oo ku dhaawacmay weerar ka dhacay dalka Maraykanka.

Dilalka iyo weerarada qorsheysan ayaa kusoo badanaya dalka Maraykanka, iyadoona saacadihii lasoo dhaafay ay dhaceen weeraro ay ku waxyeeloobeen dad Ameerikaan ah. Weerarkii ugu dambeeyey wuxuu ka dhacay magaalada Little Rock ee caasimadda gobolka Arkansas ee dalka Maraykanka. Qof hubeysan ayaa rasaas ku furay goob kalaab ah oo xilliyada habeenkii ah lagu caweeyo, waxaana uu dhaawacay kudhowaad 30 Ruux oo ... Read More »

Aqoon yahan ka hadlay fashilka farmaajjo iyo in soomaalidu dhibaato gacmaheeda ku doonatay (Dhagayso)

Aqoon yahan  Cumar  Macalin  Cabdi xade oo ay wareysatay idaacadda islaamiga ah ee alfurqaan ayaa sheegaya in nidaamka dowladda federaalka ahu ku dhaqanto ee galaadu dejjisay aan waxba laga bedelin laakiin waxa la bedelayaa ay yihiin shaqsi arinkaasoo uu ku macneeyay gaari  darawalkii uun laga bedelay laakiin asigii aan waxba laga taaban. Cumar ayaa carabka ku adkeeyay in hadba ninka ... Read More »

Weerar ka dhacay magaalada Newyork ee dalka Maraykanka oo khasaare geystay.

Wararka naga soo gaaraya dalka Maraykanka ayaa ku waramaya in ruux hubeysan uu weeraray isbitaal ku yaala magaalada Newyork, oo ay ku jireen dad bukaanno ah. Qofkan hubeysan ayaa rasaas ka dhex bilaabay isbitaalka Pronex ee magaalada Newyork, waxaana uu dhaawacay saddex ruux oo kamid ahaa dhakhaatiirta xilligaas ka shaqeyneysay Isbitaalka. Saraakiisha Booliiska oo warbaahinta la hadlay waxay sheegeen in ... Read More »

Qoraa Sucuudiyaan ah oo u gefay Allaah Cazza Wajalla!!

Muran iyo dood ayaa ka taagan dhulka xarameynka, kadib markii qoraa ka ag dhow nidaamka Aala-Sucuud uu meeel kadhac ku sameeyey daatada Allaah Cazza Wajalla, isagoona la barbardhigay shakhsiyadda liidata ee boqorka Aala-Sucuud. Qoraagan oo lagu magacaabo Ramadaan bin Jariidi ayaa maqaal uu ku qoray wargeyska Aljazeera ee kasoo baxa dhulka Xarameynka, wuxuu ciwaan uga dhigay, Boqor Salmaanow Alla maxaad ... Read More »