wararka

All news

Dowladda Maraykanka oo sheegatay dilka hogaamiye ku shahiiday Suuriya.

Bayaan kasoo baxay Wasaaradda dagaalka Maraykanka ayaa lagu xaqiijiyay in duqeyn dhawaan ka dhacday dalka Suuriya lagu dilay hogaamiye ay ku sheegtay inuu katirsanaa Alqaacida. Wasaaradda dagaalka ayaa sheegtay in hogaamiye Abuu Haani Al-Misri uu ahaa mas’uul sare oo katirsan Alqaacida, islamarkaana kamid ahaa hogaamiyaashii kumanaan dhalinyaro Muslimiin ah kusoo tababaray dalka Afqaanistaan sanadadiii sideenkii iyo sagaashankii. Dowladda Maraykanka ayaa ... Read More »

Maamulka Donald Turmp oo qorsheynaya in Ilaada Kacaanka Iiraan ay ku daraan Liiska Argagaxisada.

Sida ay sheegeen Saraakiil sar sare oo katirsan maamulka kataliya dalka Maraykanka, Donald Trump madaxweynaha Maraykanka ayaa diraaseynaya qorshe la doonayo in liiska Argagasada Maraykanka loogu daro ciidamada Ilaalada Kacaanka Iiraan. Qorshahan oo ay soo gudbiyeen saraakiil sar sare oo katirsan dowladda Maraykanka ayaa la sheegayaa in taageero xoogan uu ka dhex helay daa’irada maamulka Aqalka Cad. Ku darista liiska ... Read More »

Maamulka Yahuudda oo duqeeyay magaalada QAZZA.

Wararka ka imaanaya magaalada Qazza eek u jirta go’doonka cadowtooyo sanadaha dheer ayaa sheegaya in duqeymo culus ay magaaladu marti gelisay gelinkii dambe ee shalay illaa iyo xalay. Duqeymaha oo ahaa kuwa xoogan islamarkaana ay fulinayeen gawaarida gawaarida ay ku xiranyihiin hubka waaweyn ee wax lagu duqeeyo, kuwaas oo yaala xuduud beenaadka Qazza iyo dhulka ay Yahuuda nooga heysato. Dadka ... Read More »

Dhagayso: Tarjmada Afsoomaaliga ee kalimaddii uu jeediyay hogaamiyaha Alqaacida ee Jaziiradda Carabta.

Mu’assasada Al-Malaaxim ayaa baahisay kalimad uu jeedinayo Amiirka Alqaacidada Jaziiradda Carabta Sheekh Abii Hureyra Qaasim Al-Riimi. Sheekha ayaa kalimadan wuxuu kaga hadlay weerar fashilmay oo dhawaan ciidamada Maraykanku kusoo qaadeen deegaanka Yaklaa ee gobolka Al-Baydaa. Idaacadda  Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa tajamo Afsoomaali ah saartay kalimadda sheekha uu jeediyay oo soconeysa qadar 11 daqiiqo ah. Halkan ka dhagayso Tarjamada Afsoomaaliga ... Read More »