wararka

All news

Dhagayso Muxaadaro : Fariin ku socota Gabdhaha muslimaadka.(Tarjamo)

Waxaan dhageystayaasheena ku taxan Webka Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan halkan ugu soo gudbineynaa Tarjmada Afsoomaaliga ee muxaadaro muhiim ah oo uu jeediyay Alle haka aqbalee Shahaadadiisa Sheekh Abii Yaxya All-liibi. Muxaadaradan waxaa ciwaan looga dhigay “Fariin ku socota Gabdhaha Muhaajiriinta ah”, dhowr bil ka hor ayayna mu’assasada As-Saxaab baahisay. Halkan ka dhagayso Tarjamada Muxaadarada Fariin ku socota Gabdhaha Muhaajiriinta ah Read More »

Wararkii ugu dambeeyay ee howlgalka Al-mansuuriyah ee ka socoda Afqaanistaan.

Waxaa si xowli ah oo dar dar leh ku socoda dagaallo xoogan oo u dhexeeya ciidamada Imaarada Islaamiga ee Afqaanistaan iyo malleeshiyaadka xukuumadda Kaabul, kuwaas oo ka dhacaya gobollo kala duwan oo katirsan dalkaas. Inkastoo dagaallada iyo howlgallada jihaadigu ay si isku mid ah uga socodaan wilaayaadka kala duwan ee dalka Afqaanistaan hadana dagaalkii ugu adkaa wuxuu maanta ka dhacay ... Read More »

Yahuud lagu dilay dhulka Filastiin ee gumeysiga ku jira.

Weerar kaligii duulnimo ah oo uu fuliyay wiil dhalinyaro muslim ah ayaa ka dhacay galbeedka magaalada Raamallaah ee dhulka Filastiin. Weerarkan oo loo adeegsaday Mindi iyo sakiin waxaa fuliyay wiil 20 jir ah oo lagu magacaabo Cumar, kaas oo ka carooday tallaabada Yahuuddu ay ku xireen masjidka Al-Aqsaa. Ugu yaraan 3 Ruux oo kamid ah Yahuudda xooga lagu degaameeyey dhulka ... Read More »

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa mowduuca ugu muhiimsan todobaadka, halka xilliyada qaar lagu soo gudbiyo mawaadiic cilmi ah si ay bulshada uga faa’iideysato. Usbuucan waxaa lagu falanqeeyay barnaamijkii bisha ramadaan ka baxay idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan halku-dhegiisuna ahaa (wax ka baro taariikhda islaamka) ... Read More »

Saraakiil katirsan maamulka Koonfur Galbeed oo lagu dilay Xudur.

Wararka ka imaanaya degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa tibaaxaya in saacadihii lasoo dhaafay halkaas lagu dilay Saraakiil katirsan maamulka uu hogaamiyo Shariif Sakiin ee Itoobiyaanku ka dhiseen gobollada Baay iyo Bakool. Ciidamo katirsan Jabhadda Wilaayada Islaamiga Baay iyo Bakool ayaa weerar dhabagal ah u dhigay saraakiil katirsan kuwa Itoobiya ku wehlinaya Xudur, kuwaas oo marayay duleedka magaalada, waxaana ay ... Read More »