wararka

All news

Gudoomiye Ku-xigeenka Degmada Heliwaa oo Ka Badbaaday Qarax Lagu Dili Lahaa.

Qarax xooggan ayaa maanta ka dhacay degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho waxaana ay wararku sheegayaan in lala beegsaday gaari uu la socday gudoomiye ku xigeenka degmada Heliwaa. Qaraxan oo ka dhacay nawaaxiga Shineemo C/waayeel ayay ilo wareedyo xaqiijinayaan inuu si dirqi ah uga badbaaday gudoomiye ku xigeenka. Dad meesha ka ag dhawaa ayaa sheegay in askar ka tirsan ciidamada dowladda ... Read More »

Aqoonyahan Fiyooke: “Farmaajo Waxaa Micno U Sameyn Lahaa Haddii Uu Ka Degi Lahaa Hargeysa” (Dhageyso)

Aqoonyahan Xassan FIyooke Cali oo ka faalooda arrimaha siyaasadda ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in socdaalkii madaxweyne Farmaajo ee magaalada Garowe aanu ahayn mid micno sidaa u buuran sameynaya. Wuxuu sheegay in uu Garowe horey u booqday islamarkaana aanu jirin farqi weyn oo u dhaxeeya isaga iyo Gaas marka laga reebo arrimaha carabta ee ay isku khilaafsan yihiin, laakin ... Read More »

Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 23-04-1439

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaa lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho.       Ku Dhageyso Tayo Sare Dhuuxa wareysiyada 09-01-2018 Ku Dhageyso Tayo Dhexe Dhuuxa wareysiyada 09-01-2018           Read More »

Degdeg: Dagaal Culus oo Ciidamada Itoobiya Ku Qabsaday Hiiraan iyo 5 Askari oo DF Uga Dimatay Mahadaay.

Wararka ka imanaya gobolka Hiiraan ee Badhtamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada Al-Shabaab iyo kuwa Itoobiya ku dagaalameen degaan 20 km qiyaastii u jira magaalada Beledweyne oo lagu magacaabo Ceel-muslim. Degaankan oo markii hore la oran jiray Ceel-gaal ayaa waxa uu dagaalku ka bilowday kadib markii ciidamo ka tirsan milatariga Al-Shabaab ay weerareen kolonyo ciidamo Itoobiyaan ah. Ciidamada Al-Shabaab ayaa ... Read More »

Askar Ka Tirsan DF oo Dhimasho iyo Dhaawac Ku Noqday Qaraxyo Ka Dhaxay Xamar Iyo B/weyne.

Qaraxyo sababay khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka kala dhacay magaalooyinka Muqdisho iyo Beledweyne kuwaasoo lala beegsaday ciidamada dowladda federalka ah. Magaalada Muqdisho gaar ahaan nawaaxiga warshaddii Tarraqa ayaa waxaa qarax lagula beegsaday Cabdi bile ah oo ay saarnaayeen askar ka tirsan ciidamada dowladda waxaana dhimasho iyo dhaawac ku noqday 5 askari oo ka tirsan ciidamada dowladda. Sidoo kale ... Read More »

Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 21-04-1439.

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaana lagu soo qaataa wararkii ugu muhiimsanaa iyo wareysiyo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Ku Dhageyso Taye Sare Dhuuxa wareysiyada 08-01-2017 Ku Degso Tayo Dhexe Dhuuxa wareysiyada 08-01-2017.   Read More »