wararka

Barnaamijyo Gaar Ah

Warbixin: Maxaa Ka Jira In Amisom Wax Laga Siiyay Lacagtii Uu Sh/Umal Ku Wareejiyay DF ka? (Sawirro+Dhageysi)

14-kii bishan waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho kasoo degay wafdi uu hogaaminayo Sheekh Muxamad Cabdi Umal oo ujeedadoodu ahayd iney lacago boqollaal kun oo dolar ah gudoonsiiyaan DF. Wafdiga ayaa waxaa loo soo dhaweeyay sida madaxda reer galbeedka oo kale, waxaa garoonka diyaaradaha uga hor tagay madax iyo saraakiil ka tirsan dowladda kadibna waxaa loo soo galbiyay madaxtooyada iyadoo ... Read More »

Dhagayso Warbixin: Rug Cadaaga Aan Madaxa Foorarin; Sheykh Cumar Cabdi-Raxmaan.

Rug cadaaga aan madax foorarin, waa ciwaan jaanibi oo ay leedahay qeybta lixaad ee silsiladda Ixmil Silaaxa Shahiid ee ay baahiso Mu’assasada As-saxaab, uuna jeediyo Sheykh Ayman Al-Dawaahiri hogaamiyaha Mujaahidiinta, kagana qiseeyo taariikhda hogaamiyaal iyo Shuhado ku baxay wadada Jihaadka.. Xalqadan oo ka kooban labo Juz oo mar qura ay baahisay As-saxaab wuxuu Sheykh Ayman Al-Dawaahiri kaga sheekeynayaa taariikhda iyo ... Read More »

Dhagayso Warbixin: Al-Kataa’ib Oo Filim Kasoo Saartay Weerarkii Buula-Guduud.

Mu’assasada warbaahineed ee Al-Kataa’ib ayaa filim xiiso badan oo la daawan karo qadar 18 daqiiqo ah waxay kasoo saartay duulaankii weynaa ee 12-Dul Xaj ee sanadkii hore ciidamo katirsan Mujaahidiinta ay ku qaadeen saldhig Ciidamada Maamulka Jubbaland ku lahaayeen deegaanka Buula-Guduud ee gobolka Jubbada hoose. Filimka waxaa lagu arki karaa sida uu u dhacay howlgalkaas, Naftii hurihii camaliyadda ku daah ... Read More »

Dhagayso: Ballanqaadkii Lagu Boobay Baytul Maqdas Ee Balfoor.(Barnaamij Gaar ah)

Idaacadda Islaamiga ee Al-Furqaan waxay barnaamij gaar ah ka diyaarisay sida lagu boobay dhulka Muslimiinta ee Filastiin ee uu kamid yahay masjidka barakeysan ee Al-Aqsaa. Wuxuu Barnaamijku kasoo bilaabanayaa ballanqaadkii wasiirkii arimaha dibadda ee Ingiriiska Arthor Balfoor ee ahaa in Yahuuda uu siinayo dhul ay degaan islamarkaana dowlad ka dhistaan. Wuxuu barnaamijku is dul taagayaa xaaladihii kala duwanaa ee ay ... Read More »

Filo Goordhow Barnaamij Gaar ah.(Dhagayso Goos-goos).

Idaacadda Islaamiga Al-Furqaan waxay saacadaha soo socda baahin doontaa Barnaami gaar ah, kaas oo looga hadlayo qaabka Yahuuda ugu suuragshey iney la wareegaan dhulka Muslimiinta ee Filastiin. Barnaamijkan oo ay ka qeybagalayaan Culimo, Hogaamiyaal iyo Aqoonyahano Islaami ah waxaan  ayaa la baahin doonnaa xilliyaduu uu soo geli jiray barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka, Magaca Barnaamijka waxaa lagu magacaabaa ” Balanqaadkii Lagu ... Read More »

Dhagayso Xubinta Faa’iido 16.

Xubinta Faa’iido waxay qeyb ka tahay Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee Idaacadda Al-Furqaan. Xalqadan waxaa jeedinaya Sheykh Nuur Macallin Cabdi Raxmaan, wuxuuna kaga hadlayaa Gardaadisku ma Sunnaa mise waa Dhaqan Soomaali? Halkan ka dhagayso Sheykh Nuur Macallin Cabdi Raxmaan oo ka hadlaya Gardaadiska Read More »

Dhagayso Xubinta Faa’iido 14.

Xubinta Faa’iido waa qeyb kamid ah barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee Idaacadda Al-Furqaan. Xalqadan waxaa jeedinaya Sheykh Xasaan Xuseen Aadam, wuxuuna kaga hadlayaa Zamanka aan ku jirno iyo fitnadiisa. Halkan ka dhagayso Xubinta Faa’iido 14 iyo Sheykh Xasaan.   Read More »

Dhagayso Xubinta Faa’iido 13.

Xubinta Faa’iido waa qeyb kamid ah barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee Idaacadda Al-Furqaan. Xalqadan waxaa jeedinaya Sheykh Maxamed Sheykh Cabdi Raxmaan Kaariye, wuxuuna kaga sheekeynayaa Caalim 80 jir ah oo la ooyay wanaaga xaaskiisa oo dhimatay. Halkan ka dhagyaso Qisada oo ah mid la cajiib ah.   Read More »

Dhagayso: Tarjamada Afsoomaaliga Waraysi Sheykh Abuu Muscab Cabdul-Waduud siiyay Majalladda INSPIRE.

Cadadkii 17-aad ee ugu dambeeyey Majaladda Inspire waxay kusoo gudbisay waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya islamarkaana ay la yeelatay mid kamid ah Rug cadayaasha Jihaadka Caalamiga ee ka socoda dunida. Sheykh Abuu Muscab Cabdul Waduud oo ah amiirka guud ee Mujaahidiinta Al-Qaacida Maqribul Islaam ayaa waraysigan uu siiyay Majalladda qaabilsan boorinta Muslimiinta ee INSPIRE wuxuu kaga hadlay Taariikh nololeedkiisa, ... Read More »

Dhagayso Xubinta Faa’iido 12.

Xubinta Faa’iido waa qeyb kamid ah barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee Idaacadda Alfurqaan. Xalqadan waxaa jeedinaya Sheykh Muxamed Rashaad, wuxuuna kaga hadlayaa saameynta Bii’ada ay ku leedahay qofka.  Halkan ka dhagayso Qiso Bey’ada iyo Saameynteeda Sh Maxamad Rishaad.lite Read More »