wararka

Barnaamijyo Gaar Ah

Diiradda Jimcaha: Beesha Murusade Oo Mowqif Aadag Ka Qaadatay Ra’iisulwasaaraha Cusub. (Dhageyso)

Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo ah todobaadle lagu falanqeeyo mawaadiicda muhiimka ah ee taagan, ayaa waxaa maanta lagu lafa guray ra’iisulwasaaraha cusub ee DF Xassan Cali Kheyre oo heysta dhalashada wadanka Norwey. Salaadiin iyo nabadoono kamid ah beesha uu ra’iisulwasaaraha kasoo jeedo ee Murusade oo marti ku ahaa barnaamijka ayaa ka waramay taariikhdiisa iyo mowqifka ay ka taagan yihiin. Halkan Ka ... Read More »

Daawo: Qaybta Sedexaad ee Hay’adda Al-Ixsaan iyo Daryeelka Bulshada.

Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa baahisay qeybta Sedexaad muuqaallo ay kasoo duubtay waxqabka hay’adda kheyriga Al-Ixsaan ay kawado wilaayaadka Islaamiga ah ee Soomaaliya. Qeybtan Sedexaad ee Filimka waxaa lagu soo bandhigay howlo gargaar ah oo hay’adu ka fulisay wilaayada Islaamiga ah ee Bay iyo Bakool gaar ahaan deegaanada Buur-dhuxulle iyo Labaatan Jirow. Gargaarka hay’adda ay ka qeybisay deeganadaas wuxuu ... Read More »

Dhuuxa oo caawa lagu soo qaatay qodobo muhiim ah.(Maqal+Sawiro)

Barnaamijka dhuuxa wareysiyada oo habeen kasta ka baxa idaacadda alfurqaan waxaa caawa lagu soo qaatay wareysi waaliga shabeelaha dhexe sheekh Kabo kutakade ay la yeelatay idaacadda Alfurqaan isagoo ka hadlay saraakiil ay ku dileen magaalada Jowhar. dhuuxa waxaa caawa intiisa badan  lagu soo qaatay qudbadaha laga jeediyay munaasabad lagu soo xirayay jaamacada ibnu Taymiyah oo ay ka aflaxeen arday muddo sadax sano ... Read More »

Dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka.

Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka wuxuu kamid yahay barnaamijyada Todobaadla ah ee ka baxa Idaacadda Al-Furqaan, waxaana si gaar ah loogu soo gudbiyaa xaaladaha ka jira caalamka Islaamka iyo saaxaadka Jihaadka. Halkan ka dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka 13-01-2017   Read More »

Alshabaab oo Ciidan Ku soo Bandhigtay Shabeelaha Hoose Dhageyso+Sawiro.

Munaasabad ka dhacday shabeelaha Hoose gaar ahaan Magaalada Kuunyo barow ayaa waxaa lagu soo bandhigay ciidan kamid ah kuwa loo yaqaanno xisbada. Ciidamadaan ayaa ah kuwa la xoojiyay oo horay kaga howlgali jiray Gobalka. Waaliga Gobalka shabeelaha hoose Sheekh Abuu Usaama oo ka hadlay Munaasabada ayaa sheegay ciidamadaan inay wax ka qaban doonaan arimo ku saabsan anshax xumada ah sida ... Read More »

Daawo: Idaacadda Al-Furqaan oo filim ka diyaarisay waxqabadka hay’adda Al-Ixsaan.

Qabyta muuqaalka Idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa baahisay Filim loogu magac daray “ Jamciyadda Al-Ixsaan iyo daryeelka bulshada” kaas oo lagu soo bandhigay jaanib kooban oo kuu muujinaya waxqabadka Hay’adda khayriga ah ee Al-Ixsaan ka wado Wilaayaadka Islaamiga ah ee dhaca bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya. Filimkan oo ah qaybta koowaad taxane lagu soo bandhigi doono howlaha ay Jamciyadda Al-Ixsaan ... Read More »

Daawo: Sida looga ciiday Wilaayaadka Islaamiga ah ee Soomaaliya Ciidii Al-Adxaa.

Idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa filim kooban ka diyaarisay qaabkii looga ciiday Wilaayaadka Islaamiga ah ciidii Al-Adxaa ee aynu dhawaan kasoo gudubnay. Muuqaalkan oo lagu soo bandhigayo sida looga ciiday Wilaayaadka Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa lagu arki karaa dadka fagaarayaal waaweyn ku tukanaya Salaadda Ciidda, iyo Boqolaal Ruux oo barxado waaweyn oo ku yaalla Wilaayaadka ku daawanaya Cayaaro ... Read More »

Salaamaha Ciida iyo Idaacadda Alfurqaan Ku Dhageyso Dareenka Dadweynaha Degmada Saakow (Dhageyso)

Idaacadda Islaamiga Ah ee Alfurqaan ayaa barnaamij gaar ah ka Diyaarisay dadweynihii ku tukaday Salaada Ciida magaalada Saakow ee Gobolka Jubada Iyadoo Maanta ay ahayd maalinta koowaad ee Munaasabada Ciidul Adxa ayaa hadana wilaayadka lagu mamulo shareecada Islaamka bulshada kunool waxey si wanaagsan kaga Qeybqaten munaasabada ciidul adxa. shacabka musliminta kudhaqan degmada saakow rag. dumar. iyo caruur aya ayago kulabisan ... Read More »

Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Saalax Badbaado Iyo Weeraradii Ka Dhacay Xalane Iyo Madaarka. (Dhageyso)

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkan lagu gorfeeyay weeraradii cuslaa ee Talaadadii ka kala dhacay xerada Xalane oo ah taliska ugu weyn ee shisheeyaha Soomaaliya kusoo duulay iyo Madaarka, iyadoo sidoo kale inta badan barnaamijka la isku dul taagay Siyaasiga Saalax Badbaado oo fuliyay mid kamid ah weerarada. Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Read More »

Muxaadaro: Dimuqraadiyadda iyo Cilmaaniayda waxa jeedinaya Sheekh Jaamac Cabdi-Salaam.

Wilaayada ISlaamiga ah ee Shabeellaha hoose waxaa ka socoda Nadwo cilmi ah oo ay qabanayaan qaar katirsan Culimada Wilaayaadka Islaamiga ah, waxaana idin soo gudbin doonnaa Inshaa’Allah dhamaan MUxaadaraadka laga jeediyo Nadwadaas.   Mowduuca ugu horeeya waxaa jeediyay  Sheekh Jaamac Cabdi-Salaam, waxaana ciwaankeedu ahaa DImuqraadiyadda iyo Cilmaaniaydda. Halkan ka dhagayso Muxaadarada Dimuqraadiyadda iyo Cilmaaniyadda.         Read More »