wararka

Barnaamijyo Gaar Ah

Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Soo Qaatay Mowduuc Muhim Ah.

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu lafa guraa mawaadiic muhiim ah, gaar ahaan kuwa munaasab ku ah waqtigooda. Todobaadkan waxaa lagu lafa gura  digniintii ay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab u jeedisay dalladaha iyo ururada dalka keenay manaahijta wax barashada reer galbeedka iyo manhaj cusub oo uu soo saaray ... Read More »

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Diiradda jimcaha waa barnaamij mug weyn leh oo maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaana usbuucan lagu soo qaatay mowduuc dhanka arimaha bulshada ah, kuna saabsan dhaqankii suubanaa ee Soomaalida. Read More »

Daawo Tartan Qur’aan Aqris Gobolka Hiiraan.

Daawadayaal waxaan halkan idinku soo gudbineynaa barnaamij muuqaal ah oo aanu ka diyaarinay tartan Qur’aan aqris ah oo ka dhcay wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan. Tartanka ayaa waxaa ka qeyb galay arday da’ yar ah oo ka kala timid degmooyinka iyo degaanada gobolka, iyagoo soo bandhigay aqoon heer wanaagsan oo dhanka Qur’aanka ah. Wilaayaadka islaamiga ah ayaa waxaa si dardar ... Read More »

Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Qodob Xasaasi Ah looga Hadlay.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha, waxaa maanta lagu lafa guray hadalkii hanjabaada ahaa ee dhawaan kasoo baxay madaxweynaha Mareykanka kuna wajahnaa ummada Soomaaliyeed, wax yaabaha la is dul taagay ayaa waxaa kamid ah, waxa Mareykanka qeylo dhaanta ka keenay maadaama uu horay dagaalka ugu jiray islamarkaana uu isagu keenay ciidamada shisheeye Amisom ee dalka kusoo duulay. Martida: 1-Sheekh Mukhtaar Abuu Muslim 2-Sheekh ... Read More »

Daawo Hey’adda Al-Ixsaan Oo Raashin Ka Qeybisay Mudug.

Daawo Hey’adda Al-Ixsaan Oo Raashin Ka Qeybisay Mudug. Jamciyadda Kheyriga ah ee Al-ixsaan oo gurmad lixaad leh ka wada wilaayaadka islaamiga ah, ayaa raashin ka qeybisay degmada Xarardheere iyo tuulada Dumaaye oo ka wada tirsan gobolka Mudug. Sida laga dheehan karayo muuqaalka, waxaa raashinka loo qeybiyay dad boqolaal ah oo ay saameyn ku yeesheen abaaraha, kuwaasoo ay kamid yihiin waayeello. Read More »