wararka

duruus

Askar Ka Goosatay DF Oo Isku Dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.(Sawiro+Maqal)

Laba asakri oo midkood 45 jir yahay ayaa kasoo goostay ciidamada dowladda ee ku sugan degmada Baraawe iyagoo isku dhiibay maamulka islaamiga ah ee Sh/hoose. Askartan ayaa waxaa si wanaagsan loogu soo dhaweeyay degaan ka tirsan gobolka, waxaana ay ka sheekeeyeen shaqooyinkii ay qaban jireen iyo waxa u dhaliyay iney dowladda ka baxaan. Mid kamid ah wuxuu ahaa canshuur qaade ... Read More »