wararka

duruus

Dhagayso Xubinta Faa’iido 17.

Xubinta Faa’iido waa qeyb kamid ah barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee Idaacadda Al-Furqaan. Xalqadan waxaa jeedinaya Sheykh Nuur Macallin Cabdi Raxmaan wuxuuna kaga sheekeynayaa foolxumada Qabyaaladda. Halkan ka dhagayso Fool Xumada Qabyaaladda  iyo Sh Nuur M C raxmaan Read More »

Dhagayso: Ballanqaadkii Lagu Boobay Baytul Maqdas Ee Balfoor.(Barnaamij Gaar ah)

Idaacadda Islaamiga ee Al-Furqaan waxay barnaamij gaar ah ka diyaarisay sida lagu boobay dhulka Muslimiinta ee Filastiin ee uu kamid yahay masjidka barakeysan ee Al-Aqsaa. Wuxuu Barnaamijku kasoo bilaabanayaa ballanqaadkii wasiirkii arimaha dibadda ee Ingiriiska Arthor Balfoor ee ahaa in Yahuuda uu siinayo dhul ay degaan islamarkaana dowlad ka dhistaan. Wuxuu barnaamijku is dul taagayaa xaaladihii kala duwanaa ee ay ... Read More »

Dhageyso Xubinta Faa’ido 15.

Xubinta Faa’iido waa qeyb kamid ah barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee Idaacadda Al-Furqaan. Xalqadan waxaa jeedinaya Sheekh Abuu Zubeyr wuxuuna kaga hadlayaa Cibarka laga qaadan karo Hijradii Nabiga SCW Halkaan Ka Dhageyso Xubinta Faa’ido 15 iyo Sheekh Abuu Zubeyr Read More »

Dhagayso Xubinta Faa’iido 14.

Xubinta Faa’iido waa qeyb kamid ah barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee Idaacadda Al-Furqaan. Xalqadan waxaa jeedinaya Sheykh Xasaan Xuseen Aadam, wuxuuna kaga hadlayaa Zamanka aan ku jirno iyo fitnadiisa. Halkan ka dhagayso Xubinta Faa’iido 14 iyo Sheykh Xasaan.   Read More »

Dhagayso Xubinta Faa’iido 13.

Xubinta Faa’iido waa qeyb kamid ah barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee Idaacadda Al-Furqaan. Xalqadan waxaa jeedinaya Sheykh Maxamed Sheykh Cabdi Raxmaan Kaariye, wuxuuna kaga sheekeynayaa Caalim 80 jir ah oo la ooyay wanaaga xaaskiisa oo dhimatay. Halkan ka dhagyaso Qisada oo ah mid la cajiib ah.   Read More »

Dhagayso Xubinta Faa’iido 12.

Xubinta Faa’iido waa qeyb kamid ah barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee Idaacadda Alfurqaan. Xalqadan waxaa jeedinaya Sheykh Muxamed Rashaad, wuxuuna kaga hadlayaa saameynta Bii’ada ay ku leedahay qofka.  Halkan ka dhagayso Qiso Bey’ada iyo Saameynteeda Sh Maxamad Rishaad.lite Read More »

Dhagayso Xubinta Faa’iido 11.

Xubinta Faa’iido waa qeyb kamid ah barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee Idaacadda Al-Furqaan. Xalqadan waxaa jeedinaya Sheykh Xasaan Xuseen, wuxuuna kaga hadlayaa Sheeko dhexmartay Saxaabiga Khabaab binul Arat iyo Nabiga SCW. Halkan ka dhagayso Qisadii Khabaab Ibnul Aarat.lite Read More »

Dhagayso Xubinta Faa’iido 9.

Xubinta Faa’iido waxay qeyb ka tahay Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee Idaacadda Al-Furqaan. Xalqadan sagaalaad waxaa jeedinaya Sheykh Xasaan Xuseen Aadam Abuu Salmaan, wuxuuna kaga hadlayaa Beycatul Caqabah. Halkan ka dhagayso Xubinta Faa’iido iyo Beycatul-caqabah.lite Read More »

Dhagayso Xubinta Faa’iido 8.

Xubinta Faa’iido waxay qeyb ka tahay barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee kabaxa Idaacadda Al-Furqaan. Xalqadan sideedaad waxaa jeedinaya Sheykh Maxamed Rashaad, wuxuuna kaga hadlayaa Xaqqa labada is qaba. Halkan ka dhagayso Xubinta Faa’iido 8 iyo Sheykh Maxamed Rashaad.   Read More »

Dhagayso Xubinta Faa’iido 6.

Xubinta Faa’iido waa xubin qeyb ka ah barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee ka baxa Idaacadda Islaamiga Al-Furqaan. Xalqadan lixaad waxaa jeedinaya Sheykh Jaamac Aadan wuxuuna kaga hadlaayaa dulqaadkii Saxaabada Rasulka SCW. Halkan ka dhagayso Xalqada lixaad iyo Dul-qaadkii Saxaabada.lite Read More »