wararka

Maqaalo

Warbixin: Maxaa Ka Jira In Amisom Wax Laga Siiyay Lacagtii Uu Sh/Umal Ku Wareejiyay DF ka? (Sawirro+Dhageysi)

14-kii bishan waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho kasoo degay wafdi uu hogaaminayo Sheekh Muxamad Cabdi Umal oo ujeedadoodu ahayd iney lacago boqollaal kun oo dolar ah gudoonsiiyaan DF. Wafdiga ayaa waxaa loo soo dhaweeyay sida madaxda reer galbeedka oo kale, waxaa garoonka diyaaradaha uga hor tagay madax iyo saraakiil ka tirsan dowladda kadibna waxaa loo soo galbiyay madaxtooyada iyadoo ... Read More »

Dhagayso: Ballanqaadkii Lagu Boobay Baytul Maqdas Ee Balfoor.(Barnaamij Gaar ah)

Idaacadda Islaamiga ee Al-Furqaan waxay barnaamij gaar ah ka diyaarisay sida lagu boobay dhulka Muslimiinta ee Filastiin ee uu kamid yahay masjidka barakeysan ee Al-Aqsaa. Wuxuu Barnaamijku kasoo bilaabanayaa ballanqaadkii wasiirkii arimaha dibadda ee Ingiriiska Arthor Balfoor ee ahaa in Yahuuda uu siinayo dhul ay degaan islamarkaana dowlad ka dhistaan. Wuxuu barnaamijku is dul taagayaa xaaladihii kala duwanaa ee ay ... Read More »

Dhagayso: Tarjamada Afsoomaaliga Waraysi Sheykh Abuu Muscab Cabdul-Waduud siiyay Majalladda INSPIRE.

Cadadkii 17-aad ee ugu dambeeyey Majaladda Inspire waxay kusoo gudbisay waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya islamarkaana ay la yeelatay mid kamid ah Rug cadayaasha Jihaadka Caalamiga ee ka socoda dunida. Sheykh Abuu Muscab Cabdul Waduud oo ah amiirka guud ee Mujaahidiinta Al-Qaacida Maqribul Islaam ayaa waraysigan uu siiyay Majalladda qaabilsan boorinta Muslimiinta ee INSPIRE wuxuu kaga hadlay Taariikh nololeedkiisa, ... Read More »

Xeryaha Barakacayaasha ee Rohingiya.. Sheekooyinka Geerida iyo Dhacdooyinka Qiyaamaha!!

Gudaha Teendho ciriiri ah, aadna u jilicsan ayay ku nooshahay haweeneydan da’da ah ee lagu magacaabo Shaandiidaa, waxaa kula nool Teendhada 7 Ruux, oo dhamaantooda ay wada kulmisay xanuunkii hore, dhibaatada ay hadda la noolyihiin iyo mugdiga mustaqbalka dhow oo aan rajo badan ku taagneyn. Waxay Shaandiida kasoo barakacday gurigeeda oo ku yaala gobolka Araakaan ee haatan loogu yeero Raakhiin ... Read More »

Hogaamiye Sheekh Xamza Usaama Bin Laadin Oo Fariin Saameyn leh U diray Reer Shaam iyo Mujaahidiintooda.(Dhagayso Tarjamo)

Mu’assasada Al-Saxaab garabka warbaahineed ee Alqaacida ayaa baahisay kalimad maqal ah oo loo diyaariyay qaab Video ah oo uu jeedinayo hogaamiye Sheykh Xamza Usaama bin Laadin. Kalimadan waxaa Ciwaan looga dhigay ” Mixnada SHAAM Waa Mixnada Umadda Islaamka”, waxayna soconeysaa qadar 12 daqiiqo ah, isagoona jeedinayao talooyin wax gal ah. Idaacadda Al-Furqaan ayaa  Tarjamo dhameystiran saartay Kalimadda Sheykh Xamza Usaama ... Read More »

Khaalid Sheykh Muxamed Oo Fariin Culus u diray Obama.(Dhagayso+Akhriso)

Markii ugu horeysay fariin qoraal ah oo xabsiga Guwantanamo kasoo diray Khaalid Sheykh Muxamed oo kamid ahaa mas’uliyiintii Alqaacida ee wax ka abaabulay weerarkii 11 Septembar ayay mu’assasada Al-Saxaab baahisay, 16 sano kadib duulaanadii Manhtan ee afka ciida loogu daray Maraykanka. Fariintan oo ka kooban inkabadan toban bog, wuxuu Khaalid Sheykh Muxamed u dirayaa madaxweynihii hore ee maraykanka, wuxuuna qoray ... Read More »