wararka

Maqaalo

Filo Goordhow Barnaamij Cusub.(Dhagayso Goos-goos)

Idaacadda Islaamiga Alfurqaan waxay goordhow baahin doontaa barnaamij gaar ah oo looga hadlayo Duulaankii 11 Septembar ee 16 sano kahor lagu qaaday magaalooyinka Washighton iyo Newyork. Barnaamijkan wuxuu suurad dhameystiran ka bixin doonaa waxa dhacay, saameynta ay yeesheen, halka uu maanta Jihaadka marayo, kahor duulaannadaas sida uu Jihaadku ahaa. Waxaa ka qeybgalaya Barnaamijka Aqoonyahano iyo Culimada diinta Islaamka. Halkan ka ... Read More »

Tobanaan Kun oo Dhakhaatiir Ameerikaan ah oo Xaqiijiyay in Donald Trump uu Qabo Xanuun dhimirka ah. (Warbixin)

Sida uu baahiyay Wargeys lagu magacaabo Al-Qabas oo laga leeyahay dalka Kuweyt, kudhowaad 60.000 (Lixdan Kun)  oo dhakhaatiir dhanka cudurada ku dhaca maskaxada ku takhasusay ayaa sheegay in Donald Trump madaxweynaha dalka Maraykanka uu yahay qof qaba cuduro dhanka dhimirka ah. Dhakhaatiirtan oo kulamo iyo baaritaanno ballaaran sameeyey ayaa ugu dambeyn ogaaday in Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu la daala ... Read More »

Dhagayso Muxaadaro : Fariin ku socota Gabdhaha muslimaadka.(Tarjamo)

Waxaan dhageystayaasheena ku taxan Webka Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan halkan ugu soo gudbineynaa Tarjmada Afsoomaaliga ee muxaadaro muhiim ah oo uu jeediyay Alle haka aqbalee Shahaadadiisa Sheekh Abii Yaxya All-liibi. Muxaadaradan waxaa ciwaan looga dhigay “Fariin ku socota Gabdhaha Muhaajiriinta ah”, dhowr bil ka hor ayayna mu’assasada As-Saxaab baahisay. Halkan ka dhagayso Tarjamada Muxaadarada Fariin ku socota Gabdhaha Muhaajiriinta ah Read More »

Washington Post: Tani Waa Sababta Al-Shabaab Aan Waqti Dhow Loo Maquunin Karin.(Sawirro)

Wargeyska Afka dheer ee kasoo baxa dalka Maraykanka ee Washington Post ayaa daabacay maqaal ay qortay haweeney wax falanqeysa dalkaas u dhalatay taas oo lagu magacaabo Tricia Bacon, iyadoo maqaalkan  uga hadashey awoodda Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ka dagaalanta bariga Africa. Waxay is dul taagtay awoodda Xarakada Mujaahidinta Al-Shabaab iyo howl galladii ugu dambeeyay ee ay ka fuliyeen Soomaaliya iyo ... Read More »

Xaflad Maamuus Ah oo Sh/hoose Loogu Qabtay Gabdho Ku Tartamay Qur’aanka Kariimka.

Munaasabad lagu maamuusayay haween ku tartamay Qur’aanka kariimka ayaa ka dhacday degaanka Kuunyo-barrow ee wilaayada Sh/hoose taasoo ay kasoo qeyb galeen marti sharaf ay kamid yihiin waalidiinta ardayda. Munaasabaddan ayaa si aad ah loogu dhiira galiyay muhiimadda ay leedahay in dumarku bartaan cilmiga gaar ahaan diinta maadaama ay yihiin soo saarayaasha jiilka mustaqbalka. Haweenka ayaa mudadii uu tartanku socday laga dheehanayay ... Read More »

Dhageyso Barnaamijka Wax Ka Baro Taariikhda Islaamka (Q-8-aad)

Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxay dhageystayaasheeda bisha Ramadaan awgeed usoo gudbineysaa barnaamij muhum ah oo ka sheekeynaya dowladihii islaamka ee soo maray caalamka, waana barnaamij faa’iidooyin badan xambaarsan. Barnaamijka oo taxane ahaan doona ayaa waxaa ka qeyb qaadanaya culimada diinta islaamka, kuwaasoo ay kaalintoodu tahay iney is dul taagaan meelaha u baahan faahfaahinta sharciga ah. Intaa waxa dheer oo ... Read More »

Dhageyso Barnaamijka Wax Ka Baro Taariikhda Islaamka (Q-7-aad)

Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxay dhageystayaasheeda bisha Ramadaan awgeed usoo gudbineysaa barnaamij muhum ah oo ka sheekeynaya dowladihii islaamka ee soo maray caalamka, waana barnaamij faa’iidooyin badan xambaarsan. Barnaamijka oo taxane ahaan doona ayaa waxaa ka qeyb qaadanaya culimada diinta islaamka, kuwaasoo ay kaalintoodu tahay iney is dul taagaan meelaha u baahan faahfaahinta sharciga ah. Intaa waxa dheer oo ... Read More »

Dhageyso Barnaamijka Wax Ba Ka Baro Taariikhda Islaamka (Q-4-aad)

War-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxay dhageystayaasheeda bisha Ramadaan awgeed usoo gudbineysaa barnaamij muhum ah oo ka sheekeynaya dowladihii islaamka ee soo maray caalamka, waana barnaamij faa’iidooyin badan xambaarsan. Barnaamijka oo taxane ahaan doona ayaa waxaa ka qeyb qaadanaya culimada diinta islaamka, kuwaasoo ay kaalintoodu tahay iney is dul taagaan meelaha u baahan faahfaahinta sharciga ah. Intaa waxa dheer oo ... Read More »

Dhageyso Barnaamijka Wax Ba Ka Baro Taariikhda Islaamka (Q-3-aad)

War-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxay dhageystayaasheeda bisha Ramadaan awgeed usoo gudbineysaa barnaamij muhum ah oo ka sheekeynaya dowladihii islaamka ee soo maray caalamka, waana barnaamij faa’iidooyin badan xambaarsan. Barnaamijka oo taxane ahaan doona ayaa waxaa ka qeyb qaadanaya culimada diinta islaaka, kuwaasoo ay kaalintoodu tahay iney is dul taagaan meelaha u baahan faahfaahinta sharciga ah. Intaa waxa dheer oo ... Read More »

Dhageyso Barnaamijka Wax Ba Ka Baro Taariikhda Islaamka (Q-2-aad)