wararka

Maqaalo

Wax kabaro dagaalladii waaweynaa ee Muslimiintu la galeen Gaalada.(17)

Furashadii Jaziiradda Roodos oo ahayd Saldhig muhiim u ahaa Ciidankii Badda ee Islaamka. Marka laga hadlo arimaha badda kuma ahan Muslimiintu wax ay waaya dhow barteen, balse waxay u leeyihiin Taariikh soo jireen ah, taas oo muujineysa sida uu Islaamku u danneeyo arimaha Milleteriga. Xilligii khilaafada Cumar ayaa waaligii Shaam Mucaawiya bin Abii Sufyaan waxa uu ka codsaday Cumar inuu ... Read More »

Dhagayso Barnaamijka Qisatul Andalus Qeybta 16-aad.

Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay dhageystayaasheeda iyo aqristayaasheeda usoo gudbineysaa barnaamij loogu magac daray (Qisatul Andalus), kaasoo aad uga bogan doontaan taariikhda dhulka Muslimiinta ee Andalus, laga billaabo furashadiisii illaa dayacaadiisii. Kadib 800 oo sano (sideed boqol oo sano) oo ay Muslimiintu ka talinayeen Andalus, ayaa waxaa la wareegay reer galbeedka iyagoo ula baxay spain iyoportugal. Barnaamijkan oo silsilad ... Read More »

Wax kabaro dagaalladii waaweynaa ee Muslimiintu la galeen Gaalada.(16)

Furashadii Bosno iyo Hirsik… waxaan maanta ka hadli doonaa Inshaa Allah sidii Muslimiintu ku furteen dhulka haatan loo yaqaano Bosnia iyo Hirsik islamarkaana uga dhigeen dhul hoos yimaada khilaafadii Islaamiga ahayd ee Cuthmaaniyiinta. Xilligaas dowladda Cuthmaaniyiinta waxay ku jirtay waqtiyadii ay uga awooda badneyd, waxaana duullaano joogta ah ay ku qaadi jirtay qaaradda Yurub qaybo kamid ah, haba ugu badnaatee ... Read More »

Dhagayso Barnaamijka Qisatul Andalus Qeybta 15-aad.

Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay dhageystayaasheeda iyo aqristayaasheeda usoo gudbineysaa barnaamij loogu magac daray (Qisatul Andalus), kaasoo aad uga bogan doontaan taariikhda dhulka Muslimiinta ee Andalus, laga billaabo furashadiisii illaa dayacaadiisii. Kadib 800 oo sano (sideed boqol oo sano) oo ay Muslimiintu ka talinayeen Andalus, ayaa waxaa la wareegay reer galbeedka iyagoo ula baxay spain iyoportugal. Barnaamijkan oo silsilad ... Read More »

Dhagayso Barnaamijka Qisatul Andalus Qeybta 14-aad

Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay dhageystayaasheeda iyo aqristayaasheeda usoo gudbineysaa barnaamij loogu magac daray (Qisatul Andalus), kaasoo aad uga bogan doontaan taariikhda dhulka Muslimiinta ee Andalus, laga billaabo furashadiisii illaa dayacaadiisii. Kadib 800 oo sano (sideed boqol oo sano) oo ay Muslimiintu ka talinayeen Andalus, ayaa waxaa la wareegay reer galbeedka iyagoo ula baxay spain iyoportugal. Barnaamijkan oo silsilad ... Read More »

Wax kabaro dagaalladii waaweynaa ee Muslimiintu la galeen Gaalada.(14)

Furashadii Armiiniya… Sidaad la socotaan Nasaaradii degi jirtay dhulka Armiiniya waxay hiil iyo hoobo la garab istaageen Tataarkii sida waalida oo kale ah ugu soo duulay dhulka Muslimiinta, waxaana Nasaaradii Armiiniya ay ka geysteen dhulka Islaamka gabood fallo aan ka liidan kuwii ay ku kaceen Tataarka Magooloyiinta. Sidaad darteed waxay Muslimiintu ku tirin jireen Nasaarada Armiiniya iney yihiin cadowgooda ugu ... Read More »

Dhagayso Barnaamijka Qisatul Andalus Qeybta 13-aad

Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay dhageystayaasheeda iyo aqristayaasheeda usoo gudbineysaa barnaamij loogu magac daray (Qisatul Andalus), kaasoo aad uga bogan doontaan taariikhda dhulka Muslimiinta ee Andalus, laga billaabo furashadiisii illaa dayacaadiisii. Kadib 800 oo sano (sideed boqol oo sano) oo ay Muslimiintu ka talinayeen Andalus, ayaa waxaa la wareegay reer galbeedka iyagoo ula baxay spain iyoportugal. Barnaamijkan oo silsilad ... Read More »

Dhagayso Barnaamijka Qisatul Andalus Qeybta 12-aad

Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay dhageystayaasheeda iyo aqristayaasheeda usoo gudbineysaa barnaamij loogu magac daray (Qisatul Andalus), kaasoo aad uga bogan doontaan taariikhda dhulka Muslimiinta ee Andalus, laga billaabo furashadiisii illaa dayacaadiisii. Kadib 800 oo sano (sideed boqol oo sano) oo ay Muslimiintu ka talinayeen Andalus, ayaa waxaa la wareegay reer galbeedka iyagoo ula baxay spain iyoportugal. Barnaamijkan oo silsilad ... Read More »

Wax kabaro dagaalladii waaweynaa ee Muslimiintu la galeen Gaalada.(13)

Furashadii Al-Qaram ama Crimea.. Jaziirad u ekaha Al-Qaram ama sida dadka qaarkii u yaqaanaan Crimea waxaa dhanka Koonfur ka xiga dalka Ukarine, halka Galbeedkuna uu ka xigo badda Madow, waxaana sidoo kale ay deris la tahay dalka Ruushka, waxaana waagii hore loo yaqaanay magaca ah “Masjidka cad”, inta aysan toos ula wareegin dowladda Shuuciga ah ee Ruushka. Jaziiradan oo marka ... Read More »

Dhagayso Barnaamijka Qisatul Andalus Qeybta 11-aad