wararka

Maqaalo

Wax kabaro dagaalladii waaweynaa ee Muslimiintu la galeen Gaalada.(12)

Macrkatu-Xaaraim. Muslimiinta waxaa soo maray Fatrooyin ay dhex taalay kala qabysanaan, muran iyo dagaallo dhexdooda ah, waxaana xilliyadaas kusoo dhiiranayay cadowgooda oo og in marka ay Muslimiintu dhexdooda is khilaafsanyihiin laga faa’ideysan karo. Balse Alle mahadii waligeed lama waayin qof Umadan majdigeeda usoo celiya, islamarkaana qaada dhabbaha Cizziga ee ah Jihaadka Wadada Allah, waxaana qarni kasta la helaa Mujadid dib ... Read More »

Dhagayso Barnaamijka Qisatul Andalus Qeybta 10-aad

Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay dhageystayaasheeda iyo aqristayaasheeda usoo gudbineysaa barnaamij loogu magac daray (Qisatul Andalus), kaasoo aad uga bogan doontaan taariikhda dhulka Muslimiinta ee Andalus, laga billaabo furashadiisii illaa dayacaadiisii. Kadib 800 oo sano (sideed boqol oo sano) oo ay Muslimiintu ka talinayeen Andalus, ayaa waxaa la wareegay reer galbeedka iyagoo ula baxay spain iyoportugal. Barnaamijkan oo silsilad ... Read More »

Wax kabaro dagaalladii waaweynaa ee Muslimiintu la galeen Gaalada.(11)

Macrakatu Malaad-Karad… Loolanka aan dhamaaneyn ee ka dhexeeya Muslimiinta iyo Gaalada ayaa ah mid joogta ah, mar walibana aan laga waayin dunida, cida ku dooda in casri kamid ah waqtiyada Aduunkan aanu jirin Jihaad waa qof diidan Taariikhda, iskaba daaye inuu beeninayo Axaadiista iyo Aayadaha Qur’aanka ee cad cad. Waana xaqiiqadaas mida keentay Macrakatu Malaad-Karad oo dhexmaratay dowladii muslimka ahayd ... Read More »

Dhagayso Barnaamijka Qisatul Andalus Qeybta 9-aad

Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay dhageystayaasheeda iyo aqristayaasheeda usoo gudbineysaa barnaamij loogu magac daray (Qisatul Andalus), kaasoo aad uga bogan doontaan taariikhda dhulka Muslimiinta ee Andalus, laga billaabo furashadiisii illaa dayacaadiisii. Kadib 800 oo sano (sideed boqol oo sano) oo ay Muslimiintu ka talinayeen Andalus, ayaa waxaa la wareegay reer galbeedka iyagoo ula baxay spain iyoportugal. Barnaamijkan oo silsilad ... Read More »

Wax kabaro dagaalladii waaweynaa ee Muslimiintu la galeen Gaalada.(10)

Furashadii Qudus. Kadib markii ciidankii Muslimiintu ku guuleysteen macrakadii Al-Yarmuuk oo horseeday in Muslimiintu wada furtaan inta badan dhulka Shaam, waxay Muslimiintu xooga saareen iney furtaan dhulka Filastiin gaar ahaan Masjidul Aqsaa oo xilligaas ay gacanta ku haysay dowladii Biizandhiyada. Abuu Cubeyda oo markaas noqday Amiirka guud ee ciidamada Muslimiinta kadib markii xilkaas laga qaaday Khaalid binul Waliid ayaa u ... Read More »

Dhagayso Barnaamijka Qisatul Andalus Qeybta 8-aad

Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay dhageystayaasheeda iyo aqristayaasheeda usoo gudbineysaa barnaamij loogu magac daray (Qisatul Andalus), kaasoo aad uga bogan doontaan taariikhda dhulka Muslimiinta ee Andalus, laga billaabo furashadiisii illaa dayacaadiisii. Kadib 800 oo sano (sideed boqol oo sano) oo ay Muslimiintu ka talinayeen Andalus, ayaa waxaa la wareegay reer galbeedka iyagoo ula baxay spain iyoportugal. Barnaamijkan oo silsilad ... Read More »

Wax kabaro dagaalladii waaweynaa ee Muslimiintu la galeen Gaalada.(9)

Qazwatu-Badar…Maalinkii Xaqqa iyo Baadilku kala cadaadeen. (Qazwatul-Furqaan) Qazwadii Badar waxaa lagu tiriyaa dagaalkii ugu horeeyey ee dhexmara Xaqqa iyo Baadhilka, waxaana lagu magacaabay maalinkii kala baxa, ka sheekeynteeduna waxay leedahay dhadhan gaar ah kaas oo kuu muujinaya ineysan Guushu ku xirneyn Tirada iyo Tabarta. Muslimiintu waxay Makkah kaga soo hijroodeen dhamaan wixii hanti ah ee ay heysteen, waxaana ay aad ... Read More »

Dhagayso Barnaamijka Qisatul Andalus Qeybta 7-aad

Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay dhageystayaasheeda iyo aqristayaasheeda usoo gudbineysaa barnaamij loogu magac daray (Qisatul Andalus), kaasoo aad uga bogan doontaan taariikhda dhulka Muslimiinta ee Andalus, laga billaabo furashadiisii illaa dayacaadiisii. Kadib 800 oo sano (sideed boqol oo sano) oo ay Muslimiintu ka talinayeen Andalus, ayaa waxaa la wareegay reer galbeedka iyagoo ula baxay spain iyoportugal. Barnaamijkan oo silsilad ... Read More »

Wax kabaro dagaalladii waaweynaa ee Muslimiintu la galeen Gaalada.(8)

Macrakatu Shaqxab. Macrakatu Shaqxab wuxuu ahaa dagaal qaraar oo sanadkii 702 Hijriyada dhexmaray Muslimiintii Shaam iyo Masar oo iskaashanaya iyo kooxihii Tataarka oo kadib macrakadii Caynu-Jaaluut wali ahaa awood jirta inkastoo jab aan laga soo waaqsan lagu gaarsiiyay. Sida caadada u ahayd Tataarku waxay ahaayeen ciidamo farabadan oo halkii mar kumanaan kun ku dhaqaaqa, waxaana hadafkoodu ahaa kaliya iney wax ... Read More »

Dhagayso Barnaamijka Qisatul Andalus Qeybta 6-aad