wararka

Maqaalo

Dhageyso Qeybta 2/aad Barnaamijka Dulmanayaashii Dib Uxuroobay.(Sawiro)

Qeybta Labaad Barnaamijka Dulmanayaasha dib uxuroobay waxaa xalay lagu soo qaatay degmada Owdheegle ee gobalka shabeelaha Hoose. Degmadaasi waxay kamid tahay degmooyinka ay dib kaga gurteen ciidamada Shisheeye iyo kuwa Dowladda. Horumarka Amniga,Ganacsiga,Beeraha,waxbarashada ayaa aalaaba lagu faaqidaa barnaamijyadaan. Dadka la wareysanayo waxay qaarkood ka sheekanayaan dhibaatooyin ay soo mareen sida dil,kufsi iyo dhac. Dhageyso Dulmanayaasha Dib Uxuroobay Iyo Owdheegle. Hoos ... Read More »

Dhageyso Qeybta 1/aad Barnaamijka Dulmanayaashii Dib Uxuroobay.(Sawiro)

Idaacadda islaamiga ah ALfurqaan waxaa caawa ka baxay barnaamijyo taxana ah oo loogu magac daray Dulmanayaashii Dib uxuroobay. Wariyaheena Cabdullaahi Soomaali oo socdaal shaqo ku maray Gobalka shabeelaha Hoose ayaa booqday degmooyin iyo deegaano katirsan shabeelaha Hoose. Waxa uu warbixinadaan ku eegayaa ammaanka.Horumarka beeraha. waxbarashada,Ganacsiga iyo Arimo kale. Waxaa Barnaamijka lagu wareysanayaa dadweynaha ku dhaqan Gobalka kuwaasi oo ka sheekeynaya ... Read More »