wararka

Sawiro & muuqaalo

Washington Post: Tani Waa Sababta Al-Shabaab Aan Waqti Dhow Loo Maquunin Karin.(Sawirro)

Wargeyska Afka dheer ee kasoo baxa dalka Maraykanka ee Washington Post ayaa daabacay maqaal ay qortay haweeney wax falanqeysa dalkaas u dhalatay taas oo lagu magacaabo Tricia Bacon, iyadoo maqaalkan  uga hadashey awoodda Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ka dagaalanta bariga Africa. Waxay is dul taagtay awoodda Xarakada Mujaahidinta Al-Shabaab iyo howl galladii ugu dambeeyay ee ay ka fuliyeen Soomaaliya iyo ... Read More »

Sawirro: Beesha Abgaal oo caleema saaratay Imaam Cusub.

Beesha Abgaal oo kamid ah beelaha Soomaaliyeed ee waaweyn ayaa dooratay Imaam cusub oo beesha ku hogaamiya ku dhaqanka Shareecada Islaamka. Xaflad si aad ah loo soo agaasimey ayna kasoo qeyb galeen waxgarad,Odoyaal, Abwaanno, iyo culimada diinta Islaamka ayaa lagu qabtay magaalada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha dhexe, waxaana lagu caleema saaray Imaam Maxmuud Xaaji Xaamud oo noqon doona Imaamka ... Read More »

Sawirro Saakoow iyo sida looga ciiday.

Magaalada saakoow ee gobalka jubada dhexe ayaa maanta si weyn looga ciiday waxaana bulsahdu salaadda ciidda ku tukadeen fagaare weyn oo aad loo hagaajiyay. Saraakiil iyo ciidamo ka tirsan xarakada mujaahidiinta alshabaab ayaa qeyb ka ahaa dadka goobta ku tukaday waxaana qeybaha kala duwan ee bulshada laga dareemayay farxad badan. Sheekh xasan yacquub cali waaliga galgaduud oo saakow maalmahaan ku ... Read More »

Sawirro: Beeraleyda Shabeellaha hoose oo ku guda jira Tabcashada Beeraha.

Socdaal gaaban oo Wariyaal katirsan Idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan ay ku mareen qeybo kamid ah deegaannada Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeellaha hoose waxay kusoo arkeen barwaaqo ballaaran oo uu Alle siiyay dadka Muslimiinta. Biyaha Roobka ayaa fadhiya wadooyinka, waxaana isbedel laga dareemayaa dhirta ka baxda hareeraha wadooyinka oo aad u cagaartay. Beeraleyda ayaa durbaba bilaabay iney tabcaan beeraha islamarkaana ... Read More »

Sawirro muujinaya weerarkii fashilmey ee Maraykanka ka fuliyay Soomaaliya oo la baahiyay.

Markii ugu horreysay waxaa la helay Sawirro muujinaya raadadka ka dhashay dagaalkii ka dhacay deegaanka Daaru-Salaam ee gobolka Shabeellaha hoose, kaas oo dhexmaray ciidamo Maraykan ah iyo kuwa Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab. Sawirrada la baahiyay waxaa lagu arkayaa dhiig farabadan oo ku daatay barxadda la isku farasaaray, waxaa sidoo kale la arkayaa qeyb kamid ah jirka Askari Maraykan ah oo goobta ... Read More »

Daawo Hey’adda Al-Ixsaan Oo Raashin Ka Qeybisay Mudug.

Daawo Hey’adda Al-Ixsaan Oo Raashin Ka Qeybisay Mudug. Jamciyadda Kheyriga ah ee Al-ixsaan oo gurmad lixaad leh ka wada wilaayaadka islaamiga ah, ayaa raashin ka qeybisay degmada Xarardheere iyo tuulada Dumaaye oo ka wada tirsan gobolka Mudug. Sida laga dheehan karayo muuqaalka, waxaa raashinka loo qeybiyay dad boqolaal ah oo ay saameyn ku yeesheen abaaraha, kuwaasoo ay kamid yihiin waayeello. Read More »

Sawirro: Jamciyadda Al-Ixsaan oo gurmad la gaartay deegaanno hoosyimaada Qoryooley.

Howlaha Gurmadka ee ay wado Jamciyadda kheyriga ee Al-Ixsaan ayaa gaaray deegaanno dhaca duleedka degmada Qoryoolay ee gobolka Shabeellaha hoose. deegaanka Doon-buraale wuxuu hoosyimaada Qoryoolay, waxaana dhawaan gurmad ballaaran ka qeybiyay Jamciyadda Al-Ixsaan. Dadka Raashiinka loo qeybiyay waxay cadadoodu gaareysaa 210 Ruux, waxaana ay ahaayeen kuwa u baahi qaba gurmadka loo sameeyay. Read More »