wararka

Wararka Dibada

Malleeshiyaadka Xuuthiyiinta oo dilay Maxaabiis ku jiray xabsiga Sancaa.

Iska hor imaad u dhexeeyay maxaabiista ku jirta xabsiga weyn ee magaalada Sancaa iyo ilaalada xabsiga oo ah malleeshiyaad taabacsan Xuuthiyiinta ayaa lagu soo waramayaa iney ka dhaceen xabsiga weyn ee magaalada Sancaa. Xabsigan oo lagu hayo boqolaal Maxaabiis muslimiin ah ayaa waxaa ka jira dhibaatooyin kala duwan, kuwaas oo ay ugu weyntahay jirdil ay la kulmaan Maxaabiista, iyo in ... Read More »

Ruushka oo xabsiga dhigay Saraakiil sar sare oo katirsan sirdoonka dalkaas.

Maamulka Karmaliin ee dalka Ruushka ayaa  xabsiga u taxaabay saraakiil sar sare oo katirsan sirdoonka dalkaas, kuwaas oo lagu eedayay iney jawaasiis u yihiin dowlado dagaal dadban kula jira Ruushka. Saraakiisha la xiray oo ah kuwii ugu sareeyay tan iyo sanadkii 1991oo loo xiro tuhmo jaajuusnimo ayaa midkood wuxuu yahay  mas’uulka labaad ee xarunta qaabilsan amniga macluumaadka ee sirdoonka Ruushka ... Read More »

Diblumaasiyiin Maraykan ah oo ka hor yimid amar kasoo baxay Donalad Trump.

Dhawaan madaxweynaha cunsuriga dalka Maraykanka Donald Trump wuxuu soo saaray amar uu kaga mamnuucay muwaadiniin kasoo jeeda todobo dal oo Islaam ah iney soo galaan dalka Maraykanka mudo saddex bilood ah , waxaana amarkaas si aad ah uga hor yimid diblumaasiyiin Ameerikaan ah. Diblumaasiyiintan ka hor yimid amarka Trump oo ka shaqeeya wasaaradda arimaha dibadda Maraykanka kana howlgalo dalal Islaam ... Read More »

Trump oo xilka ka qaaday Wasiirad ka hort timid amar uu bixiyay.

Madaxweynaha cunsuriga Maraykanka Donald Trump ayaa dhawaan soo saaray qaraar uu kaga mamnuucay muwaadiniinta kasoo jeeda todobo dowladood oo katirsan Caalamka Islaamka iney soo galaan dalka Maraykanka, ayaa waxaa go’aankaas aad uga hor yimid mas’uuliyiin katirsan dowladda Maraykanka. Haweeneyda ku magacaaban wasiirada Cadaalada ee dowladda Maraykanka Sally ayaa sheegtay in go’aanka lagu mamnuucay iney dalka Maraykanka soo galaan dad Muslimiin ... Read More »

Masjid ku yaala dalka Maraykanka oo la gubay.

Maraykanka waxaa kusoo badanaya tallaabooyinka Islaam nacaybka ah oo ay qaadayaan dadka Cunsuriyiinta ah ee ku nool dalkaas, kadib markii falalkaas ay u heleen sharci wixii ka dambeeyay markii talada Maraykanka uu la wareegay Donald Trump. Dhacdadii ugu dambeysay ee muujineysa cadaawada loo qabo Muslimiinta waxay ahayd in masjid ku yaala dalka Maraykanka dab lagu daaray, taas oo keentay in ... Read More »

Jamaacad Jihaadi ah oo ku midoobay dalka Suuriya.(Akhriso Bayaan)

Wararka ka imaanaya dhulka barakeysan ee Shaam ayaa ku waramaya in Jamaacaaad katirsan kooxaha ka dagaalama dalka Suuriya ay gaareen midnimo buuxda, kadib  markii ay arkeen halka ay mareyso saaxada Suuriya. Bayaan saacadihii lasoo dhaafay lagu baahiyay baraha Telegramka ee taageera Jamaacaadka JIhaadiga ayaa lagu sheegay in Jamaacaadka Jabhadda Fatxu-Shaam, Ansaaru-diin, Jayshu-Sunnaha, Xarakat Nuuru-Diin Zanki, iyo Liwaa’ul Xaq, waxaana Jamaacaadkan ... Read More »

Hogaamiyaha Xuuthiyiinta oo taageeriyaashiisa ugu baaqay iney dagaalka Yaman sii xoojiyaan.

Iyadoo dhawaanahan ay aad usii kordheen weerarada nidaamka Aala-Sucuud uu ku qaadayo fariisimaha Xuuthiyiintu ku leeyihiin gobollada kala duwan ee dalka Yaman, ayaa waxaa la dareemayaa in Xuuthiyiintu quus soo wajahday. Kalimad muuqaal ah oo lagu baahiyay tvga Al-Masiira ee hoostaga malleeshiyada Xuuthiyiinta islamarkaana uu jeedinayo hogaamiyaha malleeshiyada Xuuthiyiinta Cabdil Malik Al-Xuuthi ayaa taageeriyaashiisa wuxuu ugu baaqay iney dagaalamaan. Cabdil ... Read More »

Dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka.

Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka wuxuu kamid yahay barnaamijyada todobaadlaha ah ee ka baxa warbaahinta Islaamiga  ah ee Alfurqaan, waxaana lagu soo gudbiyaa xaaladaha guud ee caalamka Islaamka. Barnaamijka waxaa sidoo kale kusoo qaadanay Shir jaraa’id oo uu qabtay Afhayeenka howlgallada ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Abuu Muscab, kaas oo ka hadlay weerarkii maanta katiibada Saalax Nabhaan ay ku qaaday Xero ... Read More »

Dowladda Maraykanka ayaa ku goodisay in goobo aamin ah ay ka sameyn doonto dalka Suuriya.

Maamulka cusub ee dalka Maraykanka ayaa sheegay in madaxweynaha cusub ee Maraykanka Donald Trump uu qorsheynayo in goobo aamin ah islamarkaana ka mamnuuc ah isticmaalka diyaaradaha dagaalka uu ka sameeyo dalka Suuriya. Sida uu baahiyay Joornaal caan ah oo kasoo baxa dalka Maraykanka laguna magacaabo World Street Jornal oo soo xiganaya saraakiil ku dhow Trump, wuxuu madaxweynuhu amar kusiiyay wasaaradaha ... Read More »