wararka

Wararka Dibada

Imaarada Islamiga ah oo war kasoo saartay Xasuuqa ay la kulmayaan Muslimiinta Baarma.

Iyadoo dhawaanahan ay la kulmayeen Muslimiinta Barma dhibaatooyin kala gedisan oo uga imaanaya Xukuumadda Buudiga ah iyo malleeshiyaad ay iyadu dhistay ayaa waxaa arinkaas ka hadlay Imaarada Islaamiga ah ee Afqaanistaan. Bayaan kasoo baxay Imaarada oo lagu faafiyay Internetka ayaa lagu sheegay in Muslimiinta Rohingiya ee tirada yar loo dhibaateynayo oo kaliya iney Muslimiin yihiin, islamarkaana Allah si dhab ah ... Read More »

David Betray oo la filayo inuu noqdo wasiirka arimaha dibadda ee Maraykanka.

Madaxweynaha cusub ee loo doortay talada dalka Maraykanka ninka lagu magacaabo Donald Trump ayaa kulan la yeeshay taliyihii hore ee sirdoonka Maraykanka David Batriyos. Kulanka oo ahaa mid qaatay hal saac oo kaamil ah ayaa labada nin waxay uga hadleen arimo kala duwan oo quseeya siyaasadda Maraykanka, waxaana warbaahinta Maraykanku sheegayaan in la filayo in Betrayos loo dhiibo wasaaradda arimaha ... Read More »

Weerar Kaligii duulnimo oo ka dhacay Maraykanka oo uu fuliyay Wiil Soomaali ah.

Weerar loo adeegsaday Mindi iyo baabuur ayaa ruux Soomaali ah wuxuu maalintii shalay ku qaaday jaamacadda magaalaa Colombus ee gobolka Ohie, iyadoona uu khasaare geystay. Ruuxan Soomaaliga ah oo kamid ahaa Ardeyda Jaamacadda ayaa jiiray islamrkaana tooreeyay dad farabadan oo ku sugnaa gudaha iyo afaafka Jaamacadda, waxaana daqiiqado kadib goobta soo gaaray ciidamada Booliiska Maraykanka oo dilay Wiilka Soomaaliga ah. ... Read More »

Masaajidda Muslimiinta ee ku yaala dalka Faransiiska oo la kulmaya tacadiyaad kala duwan.

Muslimiinta ku dhaqan dalalka qaaradda Yurub ayaa la kulmaya tacadiyaad kala duwan oo uga imaanaya dhanka muwaadiniinta Reer galbeedka ee ay ku dhex noolyihiin, kuwaas oo si xad dhaaf ah banaanka u soo dhiganaya cadawaada sanado xiriir ah ay qarsan jireen. Talada dalalkaas ayaa u wareejeysay kooxaha Cunsuriyiinta ah oo gebi ahaanba diida in dad Muslimiin ah ku dhex noolaadaan ... Read More »

Maalintii shanaad dhulka Yahuuddu xooga ku haysato oo gubanaya!!

Wararka ka imaanaya dhulka Yahuudda xooga uga haysato muslimiinta Filastiin ayaa ku waramaya in welli ay socdaan gubashada iyo dabka ka kacay qaybo kala duwan oo kamid ah magaalooyinka Yahuuda ay xooga ku jogaan. Dabka oo ah mid ballaaran islamarkaana cirka isku sii shareey ayaa si xowli ah ku socoda, waxaana saacidaya faafitaankiisa dabeylo iyo abaaro xoogan oo ka jirta ... Read More »

Hogaamiyihii hore ee CUBA Oo geeriyooday.

Sida uu baahiyay tvga dalka Cuba waxaa geeriyooday madaxweynihii hore ee dalka Cuba ninka lagu magacaabo Fidel Castro oo sanado xiriir ah maamuli jiray dalkaas, islamarkaana ahaa madaxweyne Ku ad adag dowladaha reer galbeedka. Fidel Castro oo ku geeriyooday da’da 90 ayaa tobankii sano ee lasoo dhaafay wuxuu ahaa bukaan jiif ay soo riteen xanuuno kal duwan, isagoona lagu dabiibayay ... Read More »

Gaari dagaal iyo raggii saarnaa oo Towbad keen ah oo isku dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

War goordhow kusoo dhacay warqabadka Idaacadda Al-Furqaan ayaa tibaaxaya in Askar katirsan dowladda Federaalka oo aad u hubeysan ay isku soo dhiibeen maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab. Labo Askari oo wata Gaari nooca Cabdi bile ah islamarkaan ku rakibanyahay qori Dhashiike ah kuwaas oo kasoo tagay magaalada Baraawe ayaa isku dhiibay maamulka Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeellaha hoose. Waxay sidoo kale ... Read More »

Sarkaal sare oo Iiraani ah oo lagu dilay dalka Suuriya.

Wararka ka imaanaya dalka Suuriya ayaa sheegaya in sarkaal sare oo katirsan dowladda Iiraan lagu dilay dagaallada ka socoda dalka Suuriya. Sarkaalka dhintay oo lagu magacaabo Muxamed Muzaaric kana mid ah saraakiisha kacaanka Iiraan ee ku sugan dalka Suuriya ayaa warbaahinta Iiraan waxay sheegeen in dhaawac uu kasoo gaaray dagaallada ka socoda dalkaas ee lagula jira Jamaacaadka Jihaadiga iyo kuwa ... Read More »