wararka

Wararka Dibada

Madaxweynaha Afgembiga Masar Siisi oo Taliye Cusub u magacaabay ciidankiisa.

Siisi ayaa kulan uu la yeeshay xubno katirsan dowladiisa kadib, wuxuu go’aan ku gaaray inuu xilka ka qaado Taliyihii guud ee ciidamada Masaarida, iyadoona taliye cusub la magacaabay. Taliyaha Jagada hogaaminta ciidamada Masaarida loo magacaabay waxaa lagu magacaabaa Muxamed Fariid Xijaazi, waxaana sarkaalka jagada laga casilay lagu magacaabaa Maxamuud XIJaazi. Sidoo kale Saraakiil katirsan wasaaradda arimaha gudaha xukuumadda Siisi ayaa ... Read More »

Sheykh Abuu Muscab: Weerarkii Naasahablood Waxaan ku dilnay Inkabadan 70, Waana Sii Wadi doonnaa Weerarada.(Dhagayso)

Afhayeenka ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheykh Cabdil Caziiz Abuu Muscab oo shir jaraa’id u qabtay warbaahinta Islaamiga ayaa ka hadlay howlgalkii maalintii shalay lagu qaaday hotel Naashablood 2 oo ud how xarunta madaxtooyada dowladda federaalka. Abuu Muscab wuxuu Shirkiisan jaraa’id oo socoday shan daqiiqo ugu horeyn ” Alle uga mahad celiyay inuu ka dhigay Mujaahidiin u dagaallamaya sidii ay u ... Read More »

Inkabadan 40 Askari oo Maraykanka Looga dilay Weerar Fashilmey oo ay kusoo qaadeen deegaan katirsan dalka Afqaanistaan.

Imaarada Islaamiga ah ee Dhaalibaan ayaa xaqiijisay in dalka Afqaanistaan ay ku dishey 43 Askari oo katirsan ciidamada Maraykanka ee duulaanka ku jooga dalkaas. Ciidamada Maraykanka ee la laayay ayaa duulaan xilli habeen ah waxay kusoo qaadeen deegaan lagu magacaabo Kharwaar oo hoos tagta gooblka Lowjar ee bartamaha dalka Afqaanistaan. Afhayeenka Imaarada Islaamiga ee Dhaalibaan Dabiixullaahil Mujaahid ayaa xaqiijiyay in ... Read More »

Dhagayso: Tarjamada Afsoomaaliga Waraysi Sheykh Abuu Muscab Cabdul-Waduud siiyay Majalladda INSPIRE.

Cadadkii 17-aad ee ugu dambeeyey Majaladda Inspire waxay kusoo gudbisay waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya islamarkaana ay la yeelatay mid kamid ah Rug cadayaasha Jihaadka Caalamiga ee ka socoda dunida. Sheykh Abuu Muscab Cabdul Waduud oo ah amiirka guud ee Mujaahidiinta Al-Qaacida Maqribul Islaam ayaa waraysigan uu siiyay Majalladda qaabilsan boorinta Muslimiinta ee INSPIRE wuxuu kaga hadlay Taariikh nololeedkiisa, ... Read More »

Dhagayso Xubinta Faa’iido 12.

Xubinta Faa’iido waa qeyb kamid ah barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee Idaacadda Alfurqaan. Xalqadan waxaa jeedinaya Sheykh Muxamed Rashaad, wuxuuna kaga hadlayaa saameynta Bii’ada ay ku leedahay qofka.  Halkan ka dhagayso Qiso Bey’ada iyo Saameynteeda Sh Maxamad Rishaad.lite Read More »

Inkabadan 100  Askari oo Ruush ah ayaa la ogaaday in sanadkan kaliya ku dhinteen dagaalka ka socoda Suuriya.

Ducument sir ah oo ay  heshay wakaaladda wararka Reuters ayaa muujinaya shahaadooyin dhimasho oo ay ku qoaranyihiin magacyada Askar Ruushka ka socoda oo ku dhintay dagaalka ka socoda Suuriya sagaalkii bilood ee aynu soo dhaafnay. Magacyada wakaaladdu heshay waxay gaarayaan 131 Ruux, waxaana intooda ugu badan sida laga arkayo shahaadada ku qoran iney shacab yihiin, balse arintaas ayay shaki badan ... Read More »

Maxaabiista ku xiran Xabsiyada dalka Maraykanka oo Intooda badan qaadanaya Diinta Islaamka.(Warbixin)

Tvga CNN ee laga leeyahay dalka Maraykanka ayaa booqday xabsiyada ku yaala dalka Maraykanka ee lagu xiro dad Ameerikaanka ah ee loo qabto kiisas kala duwan oo ka dhan ah dastuurka dalkaas, kuwaas oo marka Xabsiyada ay galaan qaadanaya diinta Islaamka. Maxaabiista ayaa xabsiyada gala iyagoo Nasaar ah, qaarkood maba heystaan wax diin ah, balse marka ay Xabsiyada galaan ayaa ... Read More »

Dhagayso Xubinta Faa’iido 11.

Xubinta Faa’iido waa qeyb kamid ah barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee Idaacadda Al-Furqaan. Xalqadan waxaa jeedinaya Sheykh Xasaan Xuseen, wuxuuna kaga hadlayaa Sheeko dhexmartay Saxaabiga Khabaab binul Arat iyo Nabiga SCW. Halkan ka dhagayso Qisadii Khabaab Ibnul Aarat.lite Read More »

Dowladda Ingiriiska oo sheegtay iney ku faaneyso kaalinta ay ka qaadatay dhisida maamulka Yahuudda.

Trezy May haweeneyda Ra’iisul wasaaraha ka ah dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay iney u dabaal degi doonto sanad guuradii boqolaad ee kasoo wareegtay ballanqaadkii Balfoor ee ahaa inuu Yahuudda u dhisayo dowlad matasha, taas oo uu ka dhabeeyay. Trezay May oo ka hor hadleysay baarlamaanka Ingiriiska ayaa sheegtay iney ku faaneyso ballanqaadkaas uu sameeyey wasiirkii arimaha dibadda Ingiriiska sanadkii 1917-dii, ayna ... Read More »