Warbaahinta Filastiiniyiinta ayaa qoraya warar sheegaya in Sarkaal katirsanaa booliiska Filastiin uu ku dhintay xabsi ku yaala dalka Masar oo maalmihii ugu dambeeyay uu ku jiray. Sarkaalka dhintay waxaa lagu magacaabaa Wasiim, waxaana uu katirsanaa Booliiska dalka gumeysiga ku jira ee Filastiin. Sida uu xaqiijiyay wiil la dhashay ninkan, waxaa Wasiim saddex maalmood kahor laga qabtay magaalada Al-Qaahira oo tobankii ... Read More »
Wararka Dibada
Inkabadna 10 Ruux oo ka kooban hal Qoys oo ku dhintay dalka Ciraaq.
Diyaaradaha Taxaalufka ay hogaamiso dowladda Maraykanka ayaa duqeymo cashwaa’i ah oo aan loo meel dayin waxay ka wadaan magaalada dulman ee Muusil oo dhowr bilood oo xiriir ah la kulmeysa weeraro iyo duqeymo uga imaanaya Rawaafidda iyo Isbaheysiga Reer Galbeedka. Duqeymaha ayaa joogta ka ah magaalada, waxaana mar waliba ka dhasha istish-haadka tobaneeyo Ruux. Duqeyntii ugu dambeysay ugana naxdinta badneyd ... Read More »
Mujaahidiinta Shaam oo dagaallo adag ka wada magaalada Caasimadda ah ee Dimishiq.
Dagaallo adag oo aadna u xoogan ayaa tan iyo shalay waxay ka soconayaan magaalada Dimshiq ee caasimadda dalka Suuriya, kuwaas oo u dhexeeya ciidamada Mujaahidiinta Suuriya iyo kuwa Nidaamka Mujrimka Bashaar Al-Asad. Dagaalkan oo ay horboodeyso hay’adda Taxriiru-Shaam ayna ka qeyb galayaan jamaacaad kale oo ka howlgala gobolka Dimishiq, ayaa xoogiisa waxa uu ka soconayaa xaafadda Jowbar ee magaalada Dimishiq. ... Read More »
Ciidamo katirsan Xukuumadda taagta daran ee Yaman oo lagu dilay dalkaas.
Qarax Miino oo u muuqday mid dhulka lagu aasay ayaa lala eegtay kolonyo katirsan ciidamada Xukuumadda taagta daran ee dalka Yaman oo wajaheysa dagaallo adag oo uga imaanaya dhanka Xuuthiyiinta. Qaraxan oo ahaa mid xoogan, islamarkaana si aad loo maqlay ayaa ka dhacay magaalada Ma’irb oo ah caasimadda isla gobolkaas, taas oo caan ku ah wax soo saarka Shidaalka oo ... Read More »
Dhimashada weerarkii Maraykanku ku qaaday Masjid ku yaala Suuriya oo korortay.(Sawirro+Bayaan)
Habeennimadii Jimcaha ay soo galeysay ayaa diyaarad ay leedahay dowladda Maraykanka waxay duqeyn cadowtooyo ku qaaday masjid ay ku tuknayaan boqolaal Ruux oo Muslimiin ah, kuwaas oo gudanaya waajibka salaadda Cishaha. Sida ay sheegeen dad Goobjoogayaal ah waxay diyaaradda oo oo saacado dul heehaabeysay deegaanka ay Afar Saaruukh oo kala daran ku dhuftay dhismaha Masjidka, kaas oo gebi ahaanba burburay ... Read More »
Dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka.
Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka wuxuu kamid yahay barnaamijyada Todobaadla ah ee ka baxa Idaacadda Al-Furqaan, waxaana lagu soo gudbiyaa xaaladda dhabta ah ee ka jirta caalamka Islaamka. Halkan ka dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinkna Dunida Islaamka 17-03-3017 Read More »
Xarakada Alshabaab Oo Soo Bandhigtay 46 Askari Oo Kasoo Goostay DF (Maqal+Sawiro)
Diinta islaamka waa diin dhameestiran oo lagu soo dajiyay Nabigeena Maxamed NNKH. Diinta islaamka ayaa lagu nasaqay dhammaan diimihii ka horeeyay. Islaamka ayaa ah diin qofkii qaata ka haqab tireysa dhammaan baahida uu qabo. Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa dhidibada u aastay Markaz loogu magac daray Al-hidaaya taariikhdu markey ahayd 15 kii bishii rabiicul awal 1438 Hijiriga. Ahmiyada Machadka loo furay ayaa ah in ... Read More »
Maraykanka oo codsaday in loo soo gacan geliyo Gabar u dhalatay dalka Urdun.
War rasmi ah oo kasoo baxay wasaaradda Cadaalada ee dowladda Maraykanka ayaa lagu sheegay in Maraykanku uu si rasmi ah uga codsaday dowladda Urdun iney kusoo wareejiso haweenay muslimad ah oo dhawaan laga soo daayay xabsi dhowr iyo toban sano ay ku jirtay oo ku yaala dhulka maamulka Yahuudda ay xooga ku heystaan. Haweeneydan ay Maraykanku doonayaan in gacanta ay ... Read More »
Ruushka ooo Ciidamo geeyay xuduud beenaadka Masar iyo Liibiya.
Sida ay sheegayaan Saraakiil katirsan dowladda Maraykanka iyo maamulka Masaarida, waxaa dowladda Ruushka ay ciidamo keentay xuduud beenaadka Masar iyo Liibiya. Ciidamadan ayaa ku sugan saldhig dhanka hawada ah oo ay leedahay dowladda Masar, kuna yaala xuduud beenaadka Liibiya iyo Masar. Hadafa ciidamadan ayaa loo maleynayaa taageerida dagaal Ooge Khaliifa Xaftar oo guul darooyin ay kasoo gaarayaan dagaalka ka socoda ... Read More »
Dowladda Turkiga oo Sheekh dalkeeda ku sugnaa u gacan gelisay dowladda Kazakhistaan.
Maamulka cilmaaniga ee dalka Turkiga ayaa u gacan geliyay dowladda Kazakhistaan Sheykh caan ah oo kasoo jeeda dalkaas, kaas oo ku sugnaa dalka Turkiga. Sheekhan loo gacan geliyay dowladda Kazakhistaan waxaa lagu magacaabaa Sheykh Cabdil Khaliil, waxaana diyaarad laga saaray garoonka Ataatoorik oo ay ku xirnaayeen isaga iyo qoyskiisa inkabadan boqol maalmood oo xiriir ah. Waxaa Sheekha la geeyay dalka ... Read More »