wararka

Wararka Dibada

25 malamood kadib, Gurmadkii ugu horeeyey oo galay magaalada Xalab.

Kadib markii Ciidamada Mujaahidiinta iyo kuwa kacdoonka oo iskaashanaya ay ku guuleysteen iney go’doonka ka qaadaan xaafadaha bari ee magaalada Xalab ayaa waxaa markii ugu horeeysa 25 maalmood oo go’doon ah kadib galay magaalada Xalab gurmad cunna iyo dawo ah. Mu’assasaad khayri ah iyo dadka muslimiinta ee magaalada Idlib oo iskaashanaya ayaa ku guuleystay iney gurmad kala duwan oo cunto ... Read More »

Warbixin: Xalab oo Go’doonka ka baxday..

Kadib todobaad xiriir ah oo ay dagaallo Malaaxim ah ka socdeen gudaha iyo daafaha magaalada Xalab kuwaas oo u dhexeeyay Jamaacaadka Islaamiga ah oo iskaashanaya iyo maleeshiyaadka Nusayriyada Bashaar Al-Asad oo taageero xoogan ka helayay dowladaha Iiraan iyo Ruushka ugu dambeyn waxay Xalab ka baxday go’doonkii gardarada ahaa ee lagu soo rogay islamarkaana ay ku jirtay 25 maalmood oo xiriir ... Read More »

Deg-deg: Xalab oo Go’doonka ka baxday.

Wararka ka imaanaya magaalada Xalab ee dalka Suuriya ayaa ku waramaya in Mujaahidiinta is kaashanaya ay ku guuleysteen in go’doonka ka qaadaan magaalada Xalab, kadib dagaallo qaatay dhowr maalmood oo xiriir ah. Jabhadda Fatxu-Shaam ayaa si buuxda ugu dhawaaqday in go’doonka laga qaaday magaalada qadiimiga ah Xalab qoraal kooban oo lagu baahiyay baraha Jabhaddu ku leedahay barta Internetka. Mujaahidiinta ayaa ... Read More »

Macrakada Xalab oo gashay marxaladeedii ugu adkeyd, iyo guulo waaweyn oo Mujaahidiintu soo hooyeen.

Wali waxay magaalada Xalab marti gelineysaa dagaallo kulul oo dhexmaraya Mujaahidiinta oo kaashanaya kuwa kacdoon wadayaasha, iyo Maleeshiyaadka Nidaamka Suuriya oo dhankooda taageero kala duwan ka helaya dowladaha Iiraan iyo Ruushka, waxaana dagaalka Xalab uu galay marxaladii saddexaad oo ah tan ugu adag islamarkaana haddii ay guuleysto go’doonka uu kaga qaadmayo Xalab. Ciidamada Mujaahidiinta ee ku mideysan Jayshul Fatxi ayaa ... Read More »

Weerar ka dhacay magaalada London oo khasaare dhaliyay.

Wararka inaga soo gaaraya magaalada London caasimadda dalka Ingiriiska aya ku waramaya in qof ku hubeysan Mindi uu weerar ku qaaday dad ku sugnaa magaaladaas, isagoona halkaas ku dilay hal ruux, halka tiro intaas kabadana uu ku dhaawacay. Sida ay sheegayaan warbaahinta Ingiriiska, waxaa qofkan oo ku hubeysnaa Toorray uu bilaabay inuu mindida la dhaco dad marayay laamiga, waxaana durba ... Read More »

Mujaahidiinta Alqaacida oo ku guuleystay dilka Sarkaal sare oo katirsan Ciidanka Maali.

Qoraal kooban oo lagu baahiyay barta Mu’assasada Andalus ay ku leedahay Internetka ayaa lagu xaqiijiyay in ciidamo katirsan Mujaahidiinta ay ku guuleysteen iney Iqtiyaalaan Sarkaal sare oo katirsan ciidamada Maali, islamarkaana u shaqeyn jiray Sirdoonka dowladda Faransiiska ee dagaalka kula jira Islaamka iyo Muslimiinta. Bayaanka Andalus ay soo saartay waxaa lagu sheegay in maalintii Isniinta oo ku beegenyd 27 Shawaal ... Read More »

Camaliyad Istish-haadi ah oo lagu laayay ciidamo katirsan maleeshiyaadka Xaftar.

Wararka ka imaanaya magaalada Banqaazi ee dhacda bariga dalka Liibiya ayaa ku waramaya in camaliyad istish-hadi ah lagu weerary ciidamo katirsan maleeshiyaadka Ashahaada la dirirka ah ee Khaliifa Xaftar. Mujaahid kaxeynay Gaari walxaha qarxa laga buuxiyay ayaa beegsaday goob ay ku sugnaayeen maleeshiyadka Xaftar oo katirsan xaafadda Al-Qawaarsha ee magaalada Banqaazi. Sarkaal katirsan maleeshiyaadka Xaftar oo hadlay ayaa xaqiijiyay in ... Read More »

Dagaalka Xalab oo sii xogeystay iyo xaafado hor leh oo soo galay gacanta Mujaahidiiinta.

Wararka ka imaanaya magaalada Xalab ayaa ku waramaya in wali ay socdaan dagaallo xoogan oo u dhexeeya ciidamada Mujaahidiinta iyo kooxaha Kacdoonka oo iskaashanaya iyo maleeshiyaadka Nusayriyada iyo Rawaafida oo dhan ah, waxaana Mujaahidiintu soo hooyeen guulo la taaban karo oo dhanka Maydaanka ah. Ciidamada Mujaahidiinta ayaa adeegsanaya hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana dagaalka si isku mid ah uga qayb ... Read More »

Warbixin: Xureynta Xalab waxay ka dhigantahay burburka Nidaamka.!

Jamaacaadka jihaadiga dalka Suuriya iyo kooxaha Kacdoonka oo is kaashanaya ayaa billaabay howlgallo waaweyn oo ay ku doonayaan iney go’doonka kaga qaadaan magaalada qadiimiga ah ee Xalab, taas oo dhawaantan gashay go’doon adag kadib markii maleeshiyaadka Nidaamka Bashaar Al-Asad ku guuleysteen iney la wareegaan wadada Al-Kastiyola oo ahayd mida kaliya ee u furan xaafadaha bari ee magaalada Xaalb. Howlgalkan ballaaran ... Read More »

Sarkaal Sare oo Maraykan ah oo booqasho ku tagay dalka Turkiga.

Iyadoo dhawaanahan ay jirtay xurguf iyo mugdi u dhexeeya dowladaha Maraykanka iyo Turkiga oo ku aadan afgembigii fashilmay ee 25 kii bishii hore ka dhacay dalka Turkiga ayaa dowladda Maraykanka waxay haatan isku dayaysaa in cilaaqaadka labada dal sidiisii hore lagu soo celiyo. Jeneraalka ugu sarreeya ciidamada Maraykanka ahna la taliyaha dhanka Milliteri ee madaxweynaha Maraykanka Brack Obama ninka lagu ... Read More »