wararka

Wararka Dibada

Wax kabaro dagaalladii waaweynaa ee Muslimiintu la galeen Gaalada.(4)

Boqorkii Ruum ee lagu magacaabi jiray Tayuufiil bin Makhaa’iil ayaa weeraro kusoo qaaday dhulkii Muslimiinta ee ay ka talineysay khilaafadii Cabaasiyiinta, markii uu arkay in inta badan ciidanka Muslimiintu ku mashquulsanyihiin dagaallo ka socday wadanka haatan lagu magacaabo Adribijaan oo lagula jiray koox fitno wadayaal ah oo ku kacay waxyaabo Shareecadu xarimatay. Ciidamo lagu qiysaasay kumanaan kun ayuu usoo diray ... Read More »

Dr Sheekh Ayman Adh-dhawaahiri Ayaa ka tacsiyadeeyay Mullaa Aqtar Bayco cusubna la galay Sheekh Mowlawi Hibatu-llaaah.

Mu’assasada As-Saxaab garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta AlQaacida ayaa baahisay kalimad maqal ah oo uu jeedinayo Dr Sheekh Ayman Adh-dhawaahiri oo ah amiirka guud ee Al-Qaacida, taas oo uu bayco kula galay amiirka cusub ee Imaarada Islaamiga ah ee Dhaalinbaan Sheekh Mowlawi Hibatu-llaaah. Kalimadan oo soconeysa wax kabadan 13 daqiiqo ayaa waxaa ciwaan looga dhigay, Calal Cahdi Namdii, waxaana Sheekha isaga ... Read More »

Wax kabaro dagaalladii waaweynaa ee Muslimiintu la galeen Gaalada.(3)

Waxaan maanta idin soo gudbin doonaa sidii Muslimiintu ku furteen dhulka loo yaqaano Al-Nowbah. Dhulkan oo ah mid aad u ballaaran ayaa dhaca koonfurta dalka Masar, waxaana uu soo gaaraa illaa wuqooyiga dalka Suudaan, waana dhul Juqraafiyadiisu aad u wanaagsantahay islamarkaana dadkiisu badanyihiin, ayna Muslimiintu marar badan isku dayeen iney furtaan. Markii Muslimiintu furteen dhulka Masar waxay xooga saareen sidii ... Read More »

Talla’biib oo marti gelisay Weerar dhiig badan ku daatay.

Wararka ka imaanaya magaalada Talla’biib oo kamid ah dhulka Yahuuda xooga uga heystaan Musliimiinta Filastiin ayaa ku waramaya in weerar xoogan lagu qaaday suuq ganacsi oo ay isugu yimaadaan Yahuudda. Weerarka waxaa fuliyay labo Ruux oo Filastiiniyiin ah kuwaas oo iyagoo hubeysan gudaha u galay Suuqa ganacsi oo lagu magacaabo Saaruuna waxaana Rasaas ay la dhaceen Yahuudii ka dukaamaysaneysay Suuqa. ... Read More »

Wax kabaro dagaalladii waaweynaa ee Muslimiintu la galeen Gaalada.(2)

Waa qaybta labaad ee Sil-silada barashada Futuuxaadkii waaweynaa ee dhacay bisha barakeysan ee Ramadaan, islamarkaana Muslimiintu la galeen Gaalada, waxaana maanta idin soo gudbin doonnaa Macrakadii horudhac u ahayd in Islaamka uu sal dhigto dalka Ciraaq. Waxaa lagu magacaabaa Macrakadaas Fatxul Buweyb waxaana ay dhacday bishii Ramadaan ee sanadkii 13 Hijriyada. Marka laga hadlo tirada Ciidamada iska hor yimid waxay ... Read More »

Maalintii waa Ordayaan Habeenkiina waa Sariir yaal.(Daawo)

Dhaqaatiir u dhalatay Dalka Pakistaan ayaa ku mashquulsan sidii ay u fahmi lahaayeen Cudur aanan horay loo arag oo ku dhacay Labo Wiil oo Walaalo ah. Cudurka wiilasha haya ayaa ah in markii ay qoraxdu dhacdo uu ku dhacayo Shalal kaas oo u diidayo in ay sameeyaan wax dhaqdhaqaaq ah ilaa Qoraxdu ka soo baxaysana sariir yaal ah. Waxa Cajiibka ... Read More »

Wax kabaro Dagaalladii Taariikhda galay ee Muslimiinta la galeen Gaalada.

Inta lagu guda jiro Bisha barakeysan ee Ramadaan waxay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan idin soo gudbin doontaa dagaalladii Taariikhiga ahaa ee Muslimiinta iyo Gaalada dhexmaray, inagoo si kooban u eegeyna Inshaa’Allaah. Waxaan maanta ku bilaabeynaa macrakadii Al-Yarmuuk ee taariikhiga ahayd. Macrakadan waxay dhacday sanadkii 15 Hijriyada 4 sano ka dib Geeridii Nabiga CSW, waxaana ay ka dhacday meel u ... Read More »

Qarax la damacsanaa inuu ka dhaco Talyaaniga oo suura galin.

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya dalka Talyaaniga, waxaa Brinter lagu soo habeeyay maadooyinka Qarxa laga helay xarun ay leedahay hay’adda Midowga Yurub u qaabilsan arimaha cunnada oo ku taala magaalada Parma ee dhacda wuqooyiga Talyaaniga. Khubaro ku takhasusay arimaha Qaraxyada oo katirsan Midowga Yurub ayaa soo gaaray xarunta, waxaana sida la sheegay ay ku guuleysteen iney qarxiyaan Printer iyadoo ... Read More »

Hogaanka Sare ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo ka tacziyeeyay Istish-haadkii Al-Mulla AKhtar Mansuur.(Bayaan)

Mu’assasada Al-Kataa’ib garabka warbaahineed ee Xarakat Al-Shabaab Al-Mujaahidiin ayaa soo saartay bayaan Tahniyad iyo Taczi ah oo kasoo baxay hogaanka guud ee Mujaahidiinta Soomaaliya, kaas oo Umadda Islaamka loogu tacziyeynayo islamarkaana loogu hambaleynayo Istish-haadkii Imiirul Mu’miniinkii hore Mullaa Akhtar Mansuur Raximahullah. Bayaanka ayaa waxaa ciwaan guud looga dhigay “ Khuraasaan waa isha ay kasoo burqato Jihaadka iyo Istish-haadka”, waxaana Shicaarkiisa ... Read More »

Saraakiil katirsan Sirdoonka Urdun oo dalkaas lagu Iqtiyaalay.

Kooxo hubeysan oo aan la garaneyn heebtooda ayaa gelinkii hore ee maanta oo Isniin ah waxay weerar ku qaadeen xarun ay leeyihiin Sirdoonka maamulka ka dhisan dalka Urdun. Wasiiru dowlaha warfaafinta Xukuumadda Urdun ayaa xaqiijiyay dhimashada 5 Ruux oo ay ku jiraan Saraakiil sar sare oo katirsan Xukuumadda Urdun, waxaana weerarka oo ahaa mid qorsheysan uu ka dhacay mandiqad lagu ... Read More »