wararka

Wararka Gudaha

Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Halkan Ka Degso Dhuuxa wareysiyada 01-01-2018. Read More »

Dhagayso: Muxuu salka ku hayaa khilaafka madaxda dowladda iyo Siyaasiyiinta?

Aqoonyahan Cabdilqaadir Cali Yarow oo kamid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay waxa uu salka ku hayo khilaafka u dhexeeya madaxda dowladda iyo Siyaasiyiinta shisheeyaha taageersan ee magaalada Muqdisho. Waraysigan oo dheer ayuu Aqoonyahanka dhinacyo badan ka eegayaa khilaafaadka soo cusboonaaday, waxaana waraysiga la yeeshey wariye Cabdullaahi Soomaali. Halkan ka dhagayso Waraysi Cabdilqaadir Cali Yarow uu siiyay Idaacadda Al-Furqaan.   Read More »

Saldhiga Ciidamada Itoobiya ee Waajid oo la duqeeyay.

Ciidamada Jugta culus ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa duqeyn ku garaacay saldhiga ciidamada xabashida Itoobiya ay ku leeyihiin magaalada Waajid ee gobolka Bakool koonfur galbeed Soomaaliya. Dhowr gantaal oo ka dhaca qoriga Hoobiyaha ayaa gudaha ugu dhacay saldhiga ciidamada Itoobiya ee magaalada Waajid, waxaana markii duqeyntu billaabatay cabsi soo wajahdey ciidamada Xabashida. Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa la ... Read More »

DEG-DEG: Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

Wararka naga soo gaaraya magaalada caasimada ah ee Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoogan lala eegtay gaari ay wateen ciidamada Shisheeyaha ee duulaanka ku jooga Soomaaliya. Gaari nooca Hamarka ah oo ay saarnaayeen ciidamo katirsan kuwa Shisheeyaha ayaa la qarxiyay isagoo maraya wadada Warshadaha ee magaalada Muqdisho. Guud ahana askartii saarneyd gaariga ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday goobta, waxaana ... Read More »

Ciidamo katirsan Dowladda oo Weeraray Guriga Cabdi Qeybdiid.

Ciidamo katirsan dowladda federaalka ayaa weerar ku qaaday guri uu magaalada Muqdisho ka deganyahay Xillibaan Cabdi Cawaale Qeybdiid oo kamid ahaa dagaal oogayaashii soo maray taariikhda Soomaaliya. Ciidamada oo hubeysnaa ayaa gaari ay wateen ku jabiyay albaabka hore ee guriga, waxaana markaas kadib ay qabteen ilaalada guriga, iyagoona kala wareegay hubkii ay wateen. Cabdi Qeybdiid oo shir jaraa’id u qabtay ... Read More »