wararka

Wararka Gudaha

Sh/Cali Dheere: Xasan Keena Ama Farmaajo Keena, Waxba isma Dhaamaan Cumalada Gaaladu (Kalimad Cusub) – DHAGEYSO

Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, Sheykh Cali Maxamuud Raage (Sh. Cali Dheere) ayaa kalimad cusub oo uu  jeediyey kaga hadlay isbedaladii ugu dambeeyey ee ka dhacay dalka Soomaaliya iyo doorashooyinkii horraantii bishan ka dhacay dalka ee uu kusoo baxay Muxamed Cabdullaahi Farmaajo. Kalimaddan oo ah tii ugu horeysay ee uu jeediyo Sheykh Cali Dheere tan iyo markii lagu dhawaaqay hogaanka cusub ... Read More »

Deg deg: Sheekh Cali Dheere Ka Hadlay Dowladda Farmaajo Iyo Shisheeyaha.

Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sh/Cali Maxamuud Raage (Sh/Cali Dheere) ayaa jeediyay kalimad muhiim ah oo ka hadleysa waaqica la taagan yahay iyo arimo kale oo la xiriira. Sheekhu waxa uu ka hadlay dowladda cusub ee madaxweynaha looga dhigay Farmaajo, shisheeyaha soo duulay, isagoo sidoo kale diray baaqyo muhiim ah oo ku wajahan ummada Soomaaliyeed. Haddaba goor dhow ayaan idiin soo ... Read More »