wararka

Wararka Gudaha

Halkan Ka Dhagayso Dhuuxa

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Dhageyso Dhuuxa Waraysiyada 21 08 2016. Read More »

Daawo: Qaybta labaad ee Fariimaha Gaagaaban oo uu jeedinayo Sheekh Ayman.

Kalimad ciwaan looga dhigay ha kala tagina, islamarkaana kamid ah silsiladaha fariimo gaaban oo ku socoda umadda Islaamka uuna jeedinayo Hogaamiyaha guud ee Mujaahidiinta Alqaacida Sheeekh Ayman Adh-dhawaahiri ayay goordhow baahisay mu’assaada As-saxaab. Kalimadan oo ah maqal iyo muuqaal islamarkaana soconeysa kudhowaad 6 daqiqo ayuu Sheekh Ayman Adh-dhawaahiri waxa uu ka hadlay dhibaatada ay leedahay kala taga, isagoona ku taliyay ... Read More »

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo Weerartay Xarunta Dowladda Hoose Ee Gaalkacyo.(Sawiro)

Howlgallo Qorshaysan oo dhaliyay qasaarooyin baahsan ayaa barqadii maanta ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug. Rag katirsan shabaabul Mujaahidiin oo naftood hurayaal ah ayaa beegsaday Xarunta Dowladda Hoose Magaalada Gaalkacyo xili halkaasi uu shir ka socday. Dhimashada ayaa ka badan 30 qof waxaana ku jiray sarkaal katirsan maamulka Gaalkacyo. Qasaaraha ugu badan wuxuu ka dhashay gudaha xarunta halkaas ... Read More »

Halkan Ka Dhagayso Dhuuxa

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Dhagayso Dhuuxa Waraysiyada 20 08 2016.lite Read More »

Maraykanka oo Muwaadiniintiisa kaga Digay inay usafraan Itoobiya.

Dowladda Maraykanka  ayaa  muwaadiniinteeda kaga digtay inay u safraan Dalka Itoobiya Gaar ahaan Gobalada Ay ka socdaan Kacdoonka Ka Dhanka ah Tigreega Maamula Dalkaasi. War Qoraal ah  oo kasoo baxay waaxda arimaha dibada Maraykanka ayaa shacabka Maraykanka lagula taliyay inay ka fogaadaan meelaha ay ka socdaan rabshadaha u dhexeeya dibadbaxayaasha  iyo ciidamada ammaanka dowladda Gaar ahaan  inta badan gobolada ay degaan ... Read More »