wararka

Wararka Gudaha

Hay’adaha gaaleysiinta caddeystay ee ka howl gala Soomaaliya.(Warbixin)

Soomaaliya waxaa ka howl gala hay’ado badan oo kirishtaan ah kuwaasoo hadafkoodu yahay in ay dadka gaaleysiiyaan, hase yeeshee waxay sheegtaan in ay dalka u joogaan in ay bulshada gar gaaraan. Waxaa jira caddeymo muujinaya qorshahooda gurracan ee baadiyaynta ah loona baahan yahay in soomaalidu ka dhiidhiso. Dhawaan hay’ad Garowe joogta waxay boos shaqo oo ka bananaan qofka gelaya sharuud ... Read More »

Muslimiin iyo gaalo ka hadlay filimkii Ceel cadde.(Maqal)

Dad badan oo muslimiin iyo gaalaba leh ayaa daawaday filim ay xarakada mujaahidiinta alshabaab soo saartay. Qaarkood waxay isticmaalayeen face book iyo aaladaha kale ee internetka kuwana waxay u warameen Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan. Waxay muujiyeen bulsahda qaarkeed sida ay ugu qanacsan yihiin jabka dowladda Kenya gaaray. Waxaa jira su’aalo shaqsiyaadka qaar iseydiinayeen oo muhiim ah. Dhageyso Bulshada Filimkii ... Read More »

Dhageyso:Aqoon yahan ka hadlay Soomaalida qurbaha u haboowday.

Soomaali far badan ayaa qurbaha u haboowday kuwaasoo ka tegay dalkooda waxaana jira dhibaatooyin ay wajahayaan. Waxay ku nool yihiin dalal kala duwan oo shisheeye waxaana qaarkood hareer qaadeen Diinta Islaamka iyo dhaqanka wanaagsan ee Islaamka. In badan oo ka mid ah qurbo joogta waxay sheegayaan in ay cagta dhigeen meel ay ku hoogeen iska daa horumar la gaaree. Aqoon ... Read More »