wararka

Wararka Gudaha

DEG-DEG: Dagaal culus oo ka socoda Inta u dhexeysa Ceel-waaq iyo Buusaar.

Ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa kamiin culus u dhigay ciidamo kenyaati ah oo ku safrayay inta u dhexeysa magaalooyinka Buusaar iyo Ceel-waaq ee gobolka Gedo. Ciidamada kamiinka ku dhacay ayaa la sheegay iney kala qaadanayaan sahay ciidan, waxaana dagaalka la isku adeegsanayaa hubka noocyadiisa kala duwan. Dadka ka ag dhow deegaannada baadiyaha ah ee uu dagaalku ka socodo ayaa ... Read More »

Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Baardheere oo la kulmay weerar culus.

Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa habeenimadii xalay waxay weerar culus ku qaadeen saldhiga ciidamada Itoobiya ay ka sameysteen garoonka diyaaradaha ee magaalada Baardheere ee gobolka Gedo. Dagaalka oo ahaa mid culus, laguna kediyay ciidamada Itoobiyaanka ayaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, oo laga maqlayay xaafadaha kala duwan ee Baardheere. Waxaa la rumeysanyahay in ... Read More »

Halkan ka dhageyso dhuuxa 23-06-1439

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Halkan ka dhageyso dhuuxa wareysiyada 10 03 2018. Read More »

Walaal Ka Qeyb Qaado Dhameystirka Dhismaha Masjid Faaruuq Ee Shabeelaha Hoose. (Sawirro)

Sawirrada aad hoos ka daawan doontaan waa masjidka Faaruuq oo heer gabagaba ah maraya. Waxaa intan soo gaarsiiyay gudi iskood isku xil qaamay oo culimo iyo odayaal kamid yihiin. Haddaba waxaa halkan ku go’ay kharashkii tabarucaada ahaa ee masaajidda qaar looga uruuriyay, waxaana gudigu ay dadka muslimiinta ah ku war galinayaan iney ka qeyb qaataan dhameystirka gurigan Allaah subxaanahu watacaalaa. ... Read More »

Imaaraatka oo Weerar Afka ah ku qaaday madaxda dowladda Federaalka!.

Iyadoo dhawaan uu khilaafaad muuqda oo banaanka yaala uu soo kala dhexgalay dowladda federaalka iyo tan Imaaraatka Carabta, kadib markii Xassan Cali Kheyrre ra’iisul wasaaraha dowladda uu sharci darro ku tilmaamay heshiiska saddex geesoodka ah ee dekadda Berbera, ayay dowladda Imaaraatku billowday weerar afka ah iney ku qaado dowladda, iyadoo adeegsaneysa warbaahinteeda. Siyaasiyiin caan ah iyo wariyaal katirsan dowladda Imaaraatka ... Read More »