wararka

Wararka Gudaha

Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada.

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Alfurqaan waxaa lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa 26 06 2016 Read More »

Dhagayso Barnaamijka Qisatul Andalus Qeybta 15-aad.

Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay dhageystayaasheeda iyo aqristayaasheeda usoo gudbineysaa barnaamij loogu magac daray (Qisatul Andalus), kaasoo aad uga bogan doontaan taariikhda dhulka Muslimiinta ee Andalus, laga billaabo furashadiisii illaa dayacaadiisii. Kadib 800 oo sano (sideed boqol oo sano) oo ay Muslimiintu ka talinayeen Andalus, ayaa waxaa la wareegay reer galbeedka iyagoo ula baxay spain iyoportugal. Barnaamijkan oo silsilad ... Read More »

Wax kabaro dagaalladii waaweynaa ee Muslimiintu la galeen Gaalada.(15)

Furashada Bilaaadu-Sindi ama Hindiya… Marka laga hadlo dhanka Juqraafiyada waxaa Jaziirad u ekaha Hindi loo kala qaybin jiray labo qaybood oo kala ah “ Bilaadu-Sindi wal Bunjaab” iyo Bilaadul Hindi”. Bilaadu Sindi ayaa waxaa lagu magacaabaa wadamada dhaca hareeraha wabiga Indus, kaas oo waa hore lagu magacaabi jiray Wabiga Mahraan islamarkaana kasoo burqada buuraha Kashmiir. Magaalooyinka Sindi waxaa kamid ah ... Read More »

Norwey oo muslimiinta qolooba mar afuraan.

Cimilada wadanka norwey ayaa ka duwan sida aan naqaan ee 12 habeen tahay 12 saacna maalin tahay, waxaana bilaha qaarkood waqtigu yahay mid wada habeen ah bilaha qaarna waa wada maalin. Hadda waxaa lagu jiraa xiligii waqtigu maalinta wada ahaa walow ay jiraan meelo kooban oo la helo habeen asiga dhanba ah laba saac iyo labaatan daqiiqo. Dadka qaar ayaa ... Read More »

Suldaan Garyare”Ka Bixista Britain Ee Midowga Yurub waxa uu Saameyn Doonaa Amisom.”(Maqal).

Suldaan Maxamed Garyare oo wareysi gaar ah siiyay idaacadda Alfurqaan ayaa ugu horeyn  faaqiday waxa ka dhalan kara Go’aanka Britain ay kaga baxday midowga Yurub. Waxa uu sharaxaad ka bixiyay waxa ka dhaxeeya oo ay ku midoobeen dalalka ku jira Midowga Yurub. Marka lagu dhawaaqay aftida Dadweynaha Britain ay kaga baxeen Midowga Yurub  waxaa dalkaas laga dareemay qalqal dhaqaale. Midowga Yurub ... Read More »

Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada.

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Alfurqaan waxaa lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 25 06 2016 Read More »