wararka

Wararka Gudaha

Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada.

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee AL-FURQAAN, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa wareysiyada 23-02-2016 Read More »

Sh. Axmad Iimaan”Qoriga iyo Tuutaha Aan Xiranahay Waa Ganiimadii Ceelcadde (Daawo)

Isagoo garwaaxsan qori M16 ah, kuna labisan dareeska ciidamada military-ga Kenya ayuu Shaykh Axmed Iimaan Cali ka soo muuqday filim cusub oo ay soo saartay mu’asasada Alkataa’ib, Isagoo booqanaya mucaskar aan la sheegin halka uu ku yaallo, sidoo kalena jeedinaya kalimad muhiim ah oo dhinacyo badan xambaarsan. Ciidamo aad u qalabeysan oo ku labisan darees isku wada mid ah, Raayaduna ... Read More »

Abuu Muscab”Qasaaraha Guud Ciidamada Ugandha Waa 6 Gaari oo Gubasho ah iyo….”(Maqal)

Taliska Ciidamada Xarakada shabaabul Mujaahidiin ayaa faafaahin ka bixiyay weeraro jidgal ah oo maanta Amisom Loogu dhigay Shabeelaha Hoose. Wareysi Alfurqaan uu siiyay Afhayeenka Ciidamada shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cabdalcasiis Abuu Muscab ayuu ku sharaxay qasaaraha Ciidamada Ugandha kasoo gaaray dagaal ka dhacay Dulleedka Bali doogle ee shabeelaha Hoose. Waxa uu sheegay in weerar dhabagal ah ay udhigeen ciidamo kasoo baxay ... Read More »

Dhageyso:Dhuuxa Wareysiyada Alfurqaan.

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa  22 02 2016 Read More »

Idiris Xasan oo ka hadlay Bahdilka Kenya Kula dhaqantay Wafdiga Reysulwasaare Cumar.

Dowlada Kenya ayaa dhawaan Xayirtay Wafdi uu Hogaaminayay Reysulwasaare Cumar Cabdirashiid Kuwaasi oo kusii jeeday Turkiga. Injineer Idiris Xasan Faarax oo ah siyaasi ku dhaqanka Dalka Dibadiisa ayaa sheegay in ihaanada lagu sameeyay wafdiga Dowladda ay daliil utahay in Kenya aysan aqoonsanayn wax dowlad Soomaali la yiraahdo. Idiris ayaa sheegay in dowlada Xasan Sheekh ay  ka liidato xitaa axsaabta siyaasadeed ... Read More »